Friday, December 3, 2021
 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya. Shirkii shalay waxaa ka qeyb-galay madaxda laamaha amniga dalka, waxaana lagu falanqeynayey dardar-gelinta hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. “Ammniga waxaa uu yahay muhiimadda koowaad ee...
Taliyaha Saldhiga Magaaladda Cadaado Cumar Xuseen Muumin, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadda Nabadsugida ay gacanta kusoo dhigeen laba ruux oo lagu tuhmayo in ay Qoorta ka gooyeen, gabar yar oo 7-jir ah. “ Ciidamadda Booliiska iyo Nabadsugid, ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labada ruux, waxaana ku wadnaa...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha arrimaha Afrika, Bintou Keita. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Afrika ayaa ka wada hadlay arrimaha nabad gelyada, howlaha nabad ilaalinta iyo...
Sida uu shaaciyay Bangiga Qaranka ee Itoobiya waxaa maanta guud ahaan la joojiyay isticmaalka lacagtii hore ee Itoobya, iyadoo aan waxba lagu kala iibsan doonin laga bilaabo maanta oo Talaado ah. Bangiga ayaa sidoo kale sheegay inay maalmo kooban sii socon doonto badalaada lacagtii hore, cidda jeebkeedu kusii jirtana ay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada sare ee bulshooyinka colaadaha kasoo kabanaya. Shirkan oo sannadkiiba mar la qabto, qaban-qaabadiisana ay leedahay Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirrada Waxbarashada...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Waxaa magaalada Baydhabo ka dhacay labo qarax oo lala eegtay ciidamada Itoobiya ee shalay iyaga oo kaashanaya kuwa DKG ah ee Soomaaliya gacan ku haynta magaaladaas kala wareegey Xarakada Al-shabaab. Labadan qarax oo midkood uu ka dhacay xarun ay Itoobiyaanku fariisin ka samaysteen horayse Shabaabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari. Madaxweynaha isaga oo tacsi u diraya qoysaskii iyo guud ahaan...
Khudbadii uu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni xalay ka jeediyay Xuska 1-da Agoosto ee lagu qabtay Garoowe ayuu ku sheegay in Hanaankii geed socodkii dhismaha Nabada iyo dowladnimada Soomaaliya uu ku timid dheelin. Wuxuu sheegay in la baalmaray hannaankii gundhiga u ahaa dowladnimada Soomaaliya sida Nidaamka Federaalka , ilaalinta sarraynta sharciga,...
Askarta sida gaarka ah u tababaran ee Kenya (special units) oo aad ula dagaalama Al-Shabaab sida hadalka loo dhigay ayaa doonaya iminka in dawlada Kenya ay u kordhiso mushaaraadka maadaama ay shaqadaa adag qabtaan. Waxay cutubyadaasi aad uga cabanayaan mushaarka oo kuyar iyo wax magdhaw ah inaysan ku helin dhaawacyada...
Wasiirka amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahan dalka Britain ku sugnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isaga oo Saxaafada kula hadlay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu sheegay in dalka Uk uu kula soo kulmay masuuliyiinta Hay’adaha ammaanka dalkaasi, ayna kala hadleen sidii dalka...