Friday, December 3, 2021
Wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa ka jawaabtey war ay dhawaan soo saartey xarakada dagaalyahanada alshabaab oo sheegayey in shirkadaha isgaarsiintu ay joojiyaan adeega mobile internet ayna heystaan mudo shan iyo toban cisho ah. Wasiirkii hore ahna sii hayaha xilka wasaarada arrimaha gudaha C/kariim Xuseen Guuleed ayaa u sheegey...
Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta booqday xarumaha Wasaaraddaha Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta, Gaadiidka iyo Wasaaradda Kheyraadka dalka, waxaana uu kulamo gooni gooni ah la qaatay howl wadeenada iyo dhamaan shaqaalaha ka howlgala wasaaradahaasi, isagoona ka dhegeystay waxqbadka ay Wasaaradahani shaqeynayeen Mudada Sanadka...
Wafdi ka tirsan xisbiga UCID ee somaliland uuna hugaaminayey musharaxa m/weyne Jamaal cali xuseen ayaa loo diidey in ay booqdaan deegaanada togwajaale iyo arabsiyo. Wafdiga oo markii danbe dib ugu soo laabtey hargeysa ayaa aad u cambaareeyey ficilka loogu diidey wafdiga in ay deegaanadaas tagaan si ay u soo dhistaan...
Dadka ka barakacay fatahaada Beledweyne ayaa waxaay lakulmeen xaalado adag oo dhinaca nolosha ah, waxaana kamid ah hooy iyo biyo la’aan. Hay’adaha ka howlgala magaalada Beledweyne ayaa bilaabay biyo dhaamin si dadku aay u helaan biyo nadiif ah. Hay’ada Save the children xafiiska Beledweyne ayaa bilaabay inaay  biyo siiyaan dadkii...
Xildhibaanada Baarlamaanka Fadhigoodii ayaa waxaa maanta hortagey Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Raysalwasaaraha Soomaaliya Iyo golaha Wasiirada cusub Ee Uu Soo Magacaabay Saacid. Mudanayaashab Baarlamaanka Ayaa loo qaybiyey nuqulka Barnaamijka xukuumadda Iyadoona Fadhiga ay ka soo qaybgaleen Xassan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Waxaana fadhiyey Xildhibaano gaaraya 225 Mudane. Ugu...
Askar la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya oo joogay bar-koontarool oo ku taalla isgoyska degamada Howl-Wadag ayaa dil u geystay labo wiil oo mid ka mid ah uu ahaa darwal bajaaj halka kan kalena uu ahaa qof la saarnaa bajaajta. Goobjoogayaal BBC la hadlay ayaa sheegay in...
Kooxda Al-Shbaab ayaa sheegatay Werarkii lagu qaaday Maanta xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka oo ay ku shirayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Weerarkan ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxiyay afaafka hore ee Baarlamaanka, iyadoo kadib rag hubeysan ay gudaha u soo galeen, kadibna uu iska...
Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay arrinka Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dhawaan loo soo gacangeliyey dowladda Soomaaliya ka dib markii uu ka soo goostay Xarakada Al-shabaab oo uu horay ugu biiray isaga iyo ururkii uu hogaamin jiray ee Xisbul Islaami waxayna sii deynta Xasan Daahir ay ku xirtay Qaramada Midoobay shuruudo Dhowr Ah. Nicholos Kay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Dabley hubeysan oo watay gaari ayaa la sheegay in ay dileen sarkaalkani Ka Tirsanaa Ilaalada Madaxtooyada iyagoona gaarigiis ku hor gooyay gaar kale kadibna rasaas la eegtay Isla Goobtana Uu Ku Quurbaxay . Sida Ay Sheegayaan Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan halka dhacdadu ay ka dhacday in Raggii weerarka...