Saturday, October 23, 2021
  بسم الله الرحمن الرحيم    Wararka Soomaaliyeed  Loolanka siyaasadeed ee ka dhexjira hogaamiye-yaasha TFG-da oo maraya iminka meeshii ugu sareysay iyo xukuumada soomali ameerikaanka farmaajo oo ka badin la' is xayeysiinta warbaahinta, abaabulka rag sheegta dhaqan iyo kuwo kale oo sheegta culimaa udiin Kulan laga soo qaban Qaban qaabiyay xafiiska Ra iisul wasaaraha...
Shirwaynihii XDS uga socday magaalada Jigjiga ayaa hadda lasoo gabagabeeyay, iyadoo xubnihii xisbiga ee shirka kasoo qayb galay ay cod buuxa ku ansixiyeen kamid noqoshada xisbiga EPP. Haddaba Shirka maanta ay yeesheen xubnaha XDS ayaa ahaa mid xilligiisii laga soo hormariyay sababo aan la shaacin iyadoo ballantu ahayd maalinta Axadda...
Wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ciidanka amniga Jubbaland ay fashiliyeen isku day la doonayay in lagu khalkhalgaliyo nabadgelyada magaaladda Kismaayo Wasiirku wuxuu ku eedeeyay Dowladda Federaalku inay ka dambaysay tallaabooyinka lagu khal khal gelinayay nabadgelyada magaalada Kismaayo. Eng Cabdi Xuseen Sheekh...
Labada Xukuumad ee ugu dambeeyay Sharma'arke iyo Farmaajo oo Cashir Cusub laga bartay Warbixin iyo Faalo Is Wadata Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) MogadishuLabadii xukuumadood ee ugu dambeysay sida tii Sharma’arke iyo tan Farmaajo ayaa waxay noqdeen kuwa cashar cusub laga bartay oo waxay dalka ka dhigeen "Xaraash iyo xoolo...
Shiinaha ayaa soo sheegay in ka badan 100 kiis oo cudurka coronavirus ah, oo badankood laga helay dad dibedda uga yimid, waana tiradii ugu badneyd maalin kasta tan iyo 6-dii Maarso. Sida uu sheegayo Komishanka Qaranka ee Caafimaadka (NHC), 108 xaaladood oo cusub ayaa laga xaqiijiyey badweynta Shiinaha iyo gobolka...
Hoggaamiyaha Mucaaradka South Suudaan, Riek Machar, horayna u ahaa madaxweyne ku xigeenka Dalkaas, ayaa wacad ku maray inuu dib ugu laabanayo magaalada Juba ee xarunta dalka South Sudan, kaddib markuu isaga baxay dhawr bilood ka hor. Machar oo u warramayay BBC-da, ayaa sheegay in mucaaradku uu weli kula jiro heshiiskii...
Wararka Soomaaliya Farmaajo oo Dhawaan Saxiixay In Uu Isaga dagayo Xilka Uu Ka haya Dowlada TFg-da Ee Soomaaliya ayaa Shaki Galiyey Maanta Rajadii ay Ku Haminayeen Madaxweyne Shariifka TFg-da Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Karishtaanka ee Uganda Yuweeri Musafani Farmaajo Oo Maalmahaani Ku Dhawaa Masraxa Waalida ayaa maanta gabi Ahaanba Laalay Heshiiskii...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wariye maxamud maxamed daahir (max'ud carab) oo 19kii bishi july lagu xirey xarunta PS-ta dawlada TFG-da Soomaaliya ayaa iska xirnaa ilaa iyo waqtigaan iyadoo kadib dadaal badan oo ay sameeyeen Eheladiisa iyo rag ay saaxiibo dhaw ahaayeen ay ku guuleysteen in qareen loo qabto Wariyaha...
WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM >Ra'iisul Wazaataha Soomaaliya Dr Cabdi Wali Max'ed Cali Gaas Iyo Wafdi uu Horkaco Ayaa Shalay Gilinkii Dambe Gaaray Magaalada Istanbuul Ee Caasimada Labaad ee Dalka Turkiga. Ra'iisul Wazaaha Ayaa waxaa Sidoo Kale Safarkiisa Ku Wehliyay Qaar Ka Mid Ah Golihiisa Waziirada Gaar ahaan Waziirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabra...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ka soo qabtay agaasimihii Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka Daahir Maxamed Nuur oo lagu soo eedeeyay musuq-maasuq. Hay’adda Dambi Baarista (CID) ayaa xaqiijiyay in Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaaasimihii Waaxda Dib u Dejinta Barakacayaasha,lagu soo eedeeyay musuq–maasuq xatooyo sida hadalka...