Friday, October 22, 2021
Afar iyo toban/14-Ruux oo dhalinyaro ah oo la aaminsanyahay inay ahaayeen Soomaali iyo Afghaani ayaa ku dhintay dalka Macedonia ka dib markii uu tareen jiidhay. Dadkan ayaa ka mid ahaa koox ka kooban ilaa afartameeyo qof oo muhuaajiriin ah kuwaasi oo u socday dhinaca dalalka Midawga Yurub. Booliska ayaa sheegay in...
Wararka dheeraad ahaa ayaa kasoo baxaya Weerar Qarax ahaa oo Maanta oo Arbaco ah lala eegtay Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka. Jen. Daahir Aadan Cilmi ( Indha-qarshe), Taliyaha Ciidanka Xoogga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ayaa ka bad baaday Qarax loo adeegsaday...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku ridey 3 nin oo lagu soo eedeeyey in ay dagaalyahanada xarakada alshabaab xiriir la lahaayeen kuwaasoo maxkamadu ku xukuntey dil toogasho ah. Nimankan oo in mudo ah xirnaa ayaan la garaneyn waxa ay ku muteysteen ciqaabta intaas la eg hase yeeshee go'aanka maxkamadu...
Cali Maxamed Baare oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo lahaa mulkiyadda Guri muddo 28 sanno looga haystay Magaaladda Muqdisho, waxaana ku wareehiyay Maamulka Gobolka Banaadir. Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28 Sano ah. Guddoomiyaha...
Sida wararku nagu soo gaarayaan waxaa maanta Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya dil loogu geystay Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir. Xildhibaanka la dilay ayaa lagu Magacaabi Jiray Cabdi Casiis Isaaq Mursal waxaana dilkiisa ka dambeeyay Kooxo Hubeysan kuwaas oo ugu geystay dilka Xaafadda Dabakaayo Madow ee Degmadaasi Dharkeynleey. Dilka Xildhibaan oo...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed. Kulankaan, ayaa warbixin ku saabsan xaalada ammaan ee dalka looga dhageystay Wasaarada Amniga Qaranka, laguna meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila. Xubnaha...
Kulan barlamaanka soomaaliya uu yeeshey ayaa wasiirka bostada iyo isgaarsiinta c/hi ciilmoge xirsi waxaa xubno barlamaanka kamid ahi waxey weydiiyeen su'aalo la xiriira heshiisyo wasaaradu la gashey hey'ado kale. Sidoo kale wasirka ayaa waxa uu barlamaanka markii 3'aad ka hor aqriyey sharci hore wasaaradu barlamaanka u gudbisey,waxaana ka mid ahaa...
David Kimaiyo Oo Ah Taliyaha Booliska Kenya Ayaa Sheegay In Gacanta Lagu Soo Dhigay Wiil Lagu Magacaabo Maxamed Kaa Oo ku lug leh qaraxii habeenimadii sabtida ka dhacay Gaariga baska loo yaqaano Matatu, kuwasoo in ka badan 30,Ruux Ay ku dhaawacmeen Isagoona sheegay in su’aalo laga weydiindoona Arimaha...
Axmed Rufaaci Agaasimaha Hay’ada Sirdoonka Nigeria { NIA } ayaa booqasho qarsoodi ah kusoo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya sida ay shaacisay Hay’ada Nabad Sugidda Soomaaliya NISA Mr Rufaaci ayaa ku jooga booqasho 2 cisho ah magaalada Muqdisho waxa uuna kulamo la qaatay dhigiisa Soomaaliya Fahad Yaasiin. ” Waxaa...