Friday, October 22, 2021
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran Ali Akbar Salehi ayaa booqasho ku imaan doona maalmaha soo socda dalka Soomaaliya. Ali Akbar Salehi ayaa Sheegay In Uu  keeni doona magaalada Muqdisho Raashiin mucwaanao ah, kadib markii dhawaan dalka Iran ku yaboohey lacag gaareysa 25Milyan oo...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ugu yaraan 21 Qof Ayaa Ku Dhintay Weerar Koox Mintid ah ku qaaday xero militeri oo ku taalla bartamaha Dalka Afghanistan. Rag hubeysan oo ay ku jiraan kuwo bam isku qarxiyay ayaa weerar ku qaaday xafiisyada guddoomiyaha gobolka Parwan, iyaga oo k Qasab ku...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Maxamed Qanyare Afrax Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa sheegay Inay Jiraan Hogaamiye Koxeedyo Balse uusan kaligiis hogaamiye kooxeed ahayn  dhamaan Madaxweynayaashii soo maray Dowlada TFG-da ay wada ahaayeen hogaamiye kooxeed ama dagaal Oogeyaal Qanyare Oo La Hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dowladda TFG-da  ah ee Somaliya ayaa sheegtay in ay xaalad Deg Deg Ah ku soo Rogtay meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho, gaar ahaan goobihii ay dhawaan baneeyeen Xarakada Al-Alshabab. Shariif Sheekh Axmed Oo Ah Madaxweynaha Dowlada TFG-da Soomaaliya Oo Wareegto ka soo baxday...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Valerie Amos, Oo Ah Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee xagga arrimaha bini'aadanimadda ayaa booqatay magaalada Muqdisho, si ay ugu kuur gasho xaaladda bini'aadanimo ee ka jirta magaalada oo ay ku soo qaxeen kumanaan qof oo ay saameysay Baahida iyo macluusha...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)  Iyadoo Ay Dhawaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Isaga Huleeleen guud Ahaanba Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Uu  Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo ka mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Al-Shabaab shaaca ka qaaday  inuu jiro Dagaal u dhaxeeya Madaxda Xarakada Al-Shabaab.  Sheekh Xasan Daahir Aweys...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa weli ku sii qul qulaya dalka Kenya, kuwaasoo iyagoo aad u tabar darreeyay ka soo gudba Liboye. Qaxooti Soomaaliyeed oo aad u tabaaleysan ayaa weli ku Qul Qulaya dalka Kenya, kuwaasoo ka soo cararaya abaar iyo macluul ku habsatay...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ka Dib Cambaareytii   beesha caalamku Ay dusha Kaga tuurayeen Maamulka Bishar al-Asad  ayaa waxaa maalintii shalay ahayd ku dhintey ugu yaraan 20 Qof oo rayid ah, magaalo yar oo ku taala xadka dalalka Siiriya la wadaago Lubnaan. Hadalkaani Oo  laga soo xigtay Aqalka Cad...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Abaartii ugu darneed ee ku dhufatay soomaaliya laga soo sheegayo ayaa TV-ga  wadanka South Africka waxaa subaxnimadii saaka ka bilaawatay kaalmooyin loogu yaboohayo dadka soomaaliyeed ee halakeesay abaarta Barnaamijkaan oo hawada ku jiray 6dii subaxnimo sacada South Africa ilaaa 9kii subaxnima ayaa dadka...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Goorta iyo goobta lagu qabanaayo Shirka wadatashiga arrimaha Soomaaliya ee muddooyinkii la soo dhaafey la isku Afgaranweyeen halka lagu qabanaayo ayaa hadda si Cad  Loo Shaaciyay.  New York Shirkii ka dhacay ee golaha amaanka maalintii shalay  Kaasi Oo looga hadley xaaladda Soomaaliya isla markaana...