Wednesday, September 29, 2021
Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan. Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay farxad u tahay in lagusoo wargaliyo xukunka goorta uu dhacayo. “Alxamdulillaah, Waxaa...
Wasiirka Wasaarradda Warfaafintan Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in wixii ka dhacay 19kii bishan Febraayo magaalada Muqdisho ahaayeen isku day afganbi. Wuxuu wax lala yaabo ku tilmaamay in uu qof isaga dhawaaqo in dalka aysan wax dowlad ah ka jirin, isaga oo waliba shir jaraa'id ku qabanaya ilinka...
Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kamid ahayn ergada ka qeyb galaysa shirka wadatashiga Puntland ee saaka ka furmaya magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland. Warar HOL, heshay ayaa sheegaya in wasiir Jamaal uu ku gacan sayrsay shirkaan islamarkaana uu kamid yahay garabka guddoomiyihii...
Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo qalalaase, kadib markii ay gacanta iskula tageen qaar ka mid ergada. Intii ay soctay doorashad ayaa waxaa gacanta iskula tagay ergo ku sugneyd xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto doorashada, waxaana shaqsiyaadka gacanta...
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Muadane C/saacid Faarax Garaad shire Shirdoon ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga U Qaabilsan Dalka Soomaaliya Adrea Mazzela Labada Masuul ayaa Waxa ay Yeesheen Kulan Qaatay Muddo Saacad ah Waxa ayna Inta Badan Ka Wada Hadleen Xiriirrka Labada Dal...
Waxa allaha u naxariistee la diley mid kamid ah kuxigeenada garyaqaanka guud ee qaranka oo lagu magacaabi jirey axmed shekh nuur maalin,kaas oo uu adeer u ahaa ganacsade abukar cumar caddaan. Masuulkan ka tirsanaa xafiiska garyaqaanka guud ee qaranka soomaaliya ayaa waxaa la soo sheegey in isagoo ku sugan agagaarka...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu booqasho kuyimaado Magaalada Muqdisho uuna xariga ka jaro Mashaariic dhoor ah ay Turkiga ka fuliyeen Magaalada Muqdisho. Dhismaha Cusub ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah hadii rabi idmo uu...
Qof u dhashay dalka Taiwan oo dalxiise ahaa ayaa lagu so waramayaa in uu dhintay kaddib markii ay qaniintay jeer xili uu sawirro isaga qaaday meel xeebra Naivasha dalka Kenya. Ninkan ayaa ku dhintay wax yar uun kaddib isbitaalka degmada Naivasha oo la dhigay dhaawaciisa, sidoo kale waxaa weerarkan ka...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman...
Sida Uu Sheegayo Wariye Ka Tirsan Warsom.com Illaa Iyo 22 qof ayaa ku dhimatey, kuwaas oo ay qaadeen gawaarida gar-gaarka deg-dega ah, Ee Umplans-ta waxaana ka mid ahaa Dadka Dhintay 2qareen oo caan ku noqdey Kiiskii Kufsiga iyo weriye Cabdicasiis Koronto kuwaas oo la kala yiraahdo Dr.Maxamed Maxamuud Afrax iyo Dr. Cabdikariim Xassan Gorod Oo...