Saturday, October 23, 2021
Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Jabhada ONLF in muddo ahna u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaddib markii dhawaan la sii daayay. Siyaasiga C/kariin (Qalbi-dhagax) oo Khamiistii ina dhaaftay laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa xaqiijiyey inay korortay tirada dadka laga helay cudurka Covid19. Wasiirka ayaa cadeeyay in la baaray 20 ruux oo 16 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 4 dumar ah, xanuunkana laga helay 12 qof oo 9 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 3...
Hay’adda Amnesty International ee xuquuqda aadanaha ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana ay u gudbiso dawladda Soomaaliya si maxkamad loo saaro. War ka soo baxay hay'adda ayaa lagu sheegay in Cabdirashiid Janan loo qabtay “dambiyo cuslus” 31-kii  August ee...
Shir jaraa'id oo Maanta uu Muqdisho ku Qabtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia, Avv. Cumar Maxamuud C/lle (Dhagey), ayuu ku shaaciyay Jadwalka qaabka ay u dhacayso doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Soomaaliya. Avv. Cumar Dhageey, ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ay dhici doonto 25-ka bisha...
Socdaalka madaxweyne xasan sheekh maxamu'd oo aan aheyn mid hore loo sii shaaciyey ayaa waxa uu ku tagey caasimadda gobolka sh/hoose ee marka,waxeyna booqashadani noqoneysaa mid dhawr maalmood qaadaneysa sida ay sheegayaan ilo m/weyne xasan sheekh ku dhaw dhaw. Waa markii ugu horeysey oo m/weyne booqdo marka cadeey minan aw...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin lahaayeen duruufaha caafimaad ee caabuqa Coronavirus uu dhaxal siiyey dalal badan oo caalamka ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay si weyn uga murugoodeen...
Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Wasiirka qorsheyaasha hirgalay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xaqiijisay hannaanka dib u dhiska Ciidamada, amniga, dib...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka wadda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose ,iyadoo howlgallada ugu ballaaran laga fuliyay deegaannada Bariire iyo Nambar 50, sida laga soo xigtay saraakiisha. Howlgalka inta uu socday ayaa ciidanka amniga waxaa ay ku guuleysteen inta u dhaxeysa deegaannada Bariire iyo Nambar 50 in laga...
Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa soo saaray jadwalka doorasho kaddib markii ay maanta xildhibaannada Hirshabeelle codka kalsoonida siiyeen. Jadwalka guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in 8 bisha ilaa 9ka la qaban doono Araajida musharixiinta xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa 10ka bishanna la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta halka 11ka isla...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay xaflad ay shirkada Dahabshiil (Somtel) ku furaysay saamiyo, ayaa sheegay in abaaro soo food saareen dadka reer guuraaga ah ee Somaliland. Madaxweynaha ayaa sheegay in tiro ka badan boqol kun oo qoys oo xoolo dhaqato ahi ay u baahanyihiin gar gaar dag...