Friday, October 22, 2021
Roobab lagu diirsaday ayaa waxa ay ka da’een deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Roobabka ayaa da’ayay tan iyo xalay kuwaas oo imaanaya xilli dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada ay ku hooreen Roobabkaasi soo qaateen xilli adag oo ka mid ah Waqtiga Jiilaalka. Xiriiro aan la...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM kulamadani ay maanta magaalada muqdisho ku wada qaaten odayaasha soo xulaya ergada ansixindoonto dastuurka soomaaliya iyo raiisalwasaare gaas oo uu ku wehlinaaayay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay uqaabilasan arrimaha soomaaliya agestino mahiiga ayaa waxa ay daba joogan kulamo maal mahii danbe ay magaalada muqdisho ku wad...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb ayaa khubad uu ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay 01 Luulyo oo ku beegan markii ay gobollada Koonfureed ka xoreebeen gumeysihii Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in Amniga degmada Dhuusa-Mareeb la wareegtay dowladda Soomaaliya. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ku dhawaaqay...
Ugu yaraan 10-qof oo shacab iyo askar isugu jira ayaa ku dhintay in ka badan 15-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray weerar Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka Baar Fiat ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa dadkii ku...
Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” shir Jara'id Oo Uu Qabtay ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah. Kadib Dadaal dheer oo ay iska kaashadeen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo...
Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa si xoogan waxa uu u cambaareeyay weerarka, maanta lagu Ekeeyay Suuqa ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya. Madaxweynaha, ayaa weerarkaani Waxa uu ku macneeyay mid ay geysteen waxa uu ugu yeeray kuwo naxariis laawayaal ah sidoo kalena...
Aliim Sadiiq oo ah Afhayeen u hadlay UNSOM ayaa beeniyay in Qaramada Midoobay kadib dilal ka dhacay Muqdisho oo loo geystay Xildhibaanno ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ay shaqaalaheeda kala baxeyso Soomaaliya. Sadiiq ayaa sheegay in ay Qaramada Midoobay ka go’antahay in weli ay sii caawiso Soomaaliya islamarkaana ay yihiin warar...
Askar la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya oo joogay bar-koontarool oo ku taalla isgoyska degamada Howl-Wadag ayaa dil u geystay labo wiil oo mid ka mid ah uu ahaa darwal bajaaj halka kan kalena uu ahaa qof la saarnaa bajaajta. Goobjoogayaal BBC la hadlay ayaa sheegay in...
Hugaamiye dhaqameed caan ah laguna magacaabo Maxamu'd Maxamed Faarax ayaa lagu diley magaalada Garoowe. Dabley hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa nabadoonka toogtey,lamana garanayo ujeedada ay u dileen,iyadoo ay ka baxsadeen goobta markii ay nabadoonka toogteen. Garoowe oo ah xarunta puntland ayaa hore loogu diley culimo,hugaamiye dhaqameed iyo wax garad...
Iyadoo la wada ogyahey sida uu maanta amniga dalka soomaaliya uu yahey ayaa xukuumada Cumar C/rashiid waxey halgan adag ugu jirtaa sidii loo soo rari lahaa in ka badan 500.000 qof oo in kabadan 20 sano ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka kenya,kuwaas oo ku noolaa duruufo aad u adag...