Saturday, October 23, 2021
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)   Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaana Wafdiga Madaxweynuhu uu kusii wajahan yahay magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta halkaasi oo uu casuumaad ka helay . Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shiikh Fu’aad Max’ed Qalaf Oo Ka Tirsan Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Shaabul Mujaahidiin ayaa Goodin Adag U jeediye Ciidamada Dowlada TFG-da Somalia Kuwa AMISOM Iyo Bulshada soomaaliyeed asaga oo sheegay in ee bilaawatay howlgadii Xarakada Shaabab ee Ka fulinjireen xiligii ethopia ee...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Habeenkii Xalay Ahaa Ayaa Burcad badeed Soomaali ah Qafaal U Geesatay  Markab waday Shidaal  kaasi oo taagnaa meel 3km u jirta dekkada  magaalada Salalah ee Xarunta  dalkaasi Cumaan Waxaa Lagu Magacaabaa Markabkan Fairchem Bogey Isl Markaana laga leeyahay dalka Hindiya wuxuuna markaasi qaadayey Gaas...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dagaal Saacado Socday Ayaa Waxa uu ka socday magaalada Tripoli ee dalka Libya, Colonel Qadaafi iyo wiilkiisa ayaa ku adkeystay in ay weli ku Qanacsan yihiin inay ka guuleeysanayaan mucaaradka Ka Dagaalamay Dalka Libiya. Colonel Qadaafiw  Ayaa Waxa uu sheegay in taageerayaashiisa Tripoli ay...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Caasimada Soomaliya ee muqdisho Oo Ay ku  Soo Qul qulayaan Madaxda Caalamka Wariyayaal Caalami ah Diblumaasiyiin Mudo 20sano ah ka dib Markii Ay Faarujiyeen mAgaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab Waxaa magaalada muqdish caasimada soomaaliya oo caalamka loogu Arki jiray goob bahala galeen ah iminka ee isku badashay goob...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Suuqyada lagu iibiyo dharka iyo macmacaanka ee magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ganacsi waxaana aad soo xasuusaneysaa sidii uu mar ahaan jiray suuqa Bakaaraha oo ahaa suuqa ganacsi ee ugu weyn geeska Afrika. Degmooyinka X/weyne iyo Madiina waxaa iyana kajira dhaq dhaqaaq...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ra'iisul Wazaaraha Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa Deeq Dawo ah oo ay dowladda Soomaaliya ka heshay isu tagga imaaraadka carabta guddoonsiiyay Maamulka Isbitaalkaasi. Ra'iisul Wazaaraha ayaa waxaa socodkiisa ku wehliya Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Dr.C/casiis Shiikh...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Ayaa Habeenkii xalay Ahaa Weerar ku Qaaday Degmada Luuq ee gobolka Gedo Oo Ay Maamusho  Dowladda,TFG-da Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab  Waxaa xalay Guuto ka tirsan Xarakada  Mujaahidiinta Al Shabaab Madaafiicda Garbaha Laga Tuuro Hoobiyayaal Iyo Waliba Kuwa...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Magaalooyinka Naivasha iyo Nairobi Ayaa waxa Ka Soconayay kulan looga arinsanayey sidii loo sameyn lahaa Qorshaha Amniga iyo Xasilinta Dalka Kulankaas ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Naivasha 12 kii illaa iyo 16kii August, halka ay khubaro Somalia ahna ay halkaas ka sii wadeen...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Ay Madaxweyne Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/Nuur Darmaam U Aqoonsaneed Dowlada Turkiga In Uu Yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalinkii Shalay Aheed Raiisulwazaaraha Turkiga Recep Dayib Erdogan Booqasho Ku Yimid Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho Cabdi Nuur Darmaan Ayaa waxa Uu Sheegan jiray...