Saturday, October 23, 2021
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)   Ciidamo hor leh ayaa kasoo baxsaday deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamo taabacsan Dowlada Kenya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Taabto ee duleedka Dhoobley ayaa xaqiijinaya in saaka aroortii ay halkaasi iska dhiibeen laba Askar...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shiikh Shariif Sheikh Axmed Shariif Sh.Axmed ayaa socdaalkiisa waxaa ku weheliya xubno kamid ah Dawladiisa,waxaana uu ka dagay ka garoonka diyaaradaha ee Garoowe Isaga Iyo Wufuudii Uu Hogaaminayay. Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole Soo DHaweynta Madaweyne Shariif Ayaa La Sheegayaa In aan loo kala harin wefdiga...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dagaallo culus ayaa Caawa Laga Maqlayay magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada AMISOM Oo Kaashanaya Dowlada TFG-da Soomaaliya Iskahor Imaadyada ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Shabaabul mujaahidiin weeraro ku asqeeyeen fariisimo ay AMISOM kaga sugnaayeen wadada Warshadaha...
  (Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Mudane Cabdisamad Raysalwasaaraha Dawladda TFG-sa ee Soomaaliya iyo Jeneraal Cabdisamad Cali Shire Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa maanta booqday Qaar kamid ah Xarrumaha Dawladda Puntland iyo Kaamamka ay ku dhaqanyihiin Barakacayaasha ee magaalada Garoowe Oo Uu Maanta Qudbada Fara Badan Ka...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shirkada SKA oo gacanta ku hayso Garoonka Aadan Cade ee magaalada muqdisho ayaa cadaadis toos ah iyo mid dadban ku bilowday diyaaradaha kaalmada Bini'aadanimo u sida shacabka ladaalaa dhacay dhibaatoyinka ay ka mid yihin Aabaaraha iyo waliba Dagaalada Warar cad oo ay Wakaalada Wararka...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)    Tan iyo marki ay xarakada Al-shabaab ku dhawaqeen in ay faarujiyeen guud ahaan magaalada muqdisho islamarkaana dowlada TFG_da ay isu fidiyeen goobo dhowr oo muhiin ah ayaa hadana waxaa soo ifbaxaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa TFG-da ay ku dhiiranwaayaan tagida qeybo ka...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Caruur Aad U yar yar Ayaa waxaa ay Bambo Gacmeed gaysatay qasaaro dhimasho iyo dhaawac kula Qaraxday xaafad ka mid ah degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdi Qasaarahaan isugu jirta dhimashada iyo dhaawaca ayaa Waxa ay ka dhalatay Bam Gacmeed lagu arkay  xaafad ka mid...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda TFG-da ah ee Soomaaliya,ayaa Maantay gaaray magaalada Garowe ee  Xarunta Puntland Waxaan Halkaasi Ku Soo Dhaweyey Madaxweynaha Maamulkaaasi Puntland C/raxmaan Faroole . Ra'iisal wasaaraha xukuumadda KMG ah Ee Soomaaliya, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Oo Maanta Booqasho Ku...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shirkaani ayay Yesheen MAdaxa Dowladahaasi ayaan waxaan kasoo qeyb gelin inta badan Madaxda Afrika, ayadoo hogaamiyaasha shirkaan goob jooga ka ahaa ay ahaayeen Shariif Axmed, Madaxweynaha Soomaaliya,Ismaaciil Cumar Geele Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynaha Equatorial Guinea. Waxaa sadexdaas Madaweyne wehliyey Meles Zenawi Raysalwasaaraha Itoobiya...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Madaxweynaha Soomaaliya oo baryihii dambe la soo shaac baxay waxyaabo aan looga baran madaxweynayaashii abi soo mara dalka Soomaaliya ayaa xalay kasoo degey Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ka yimid dalka Sacuudiga oo uu  boorso lacag ah ka soo hlay Boqorka...