Wednesday, September 29, 2021
Wararka Soomaaliya Askari ka tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa dil bareer ah ugu gaystay Magaalada Muqdisho mid ka mid ah darawalada ka shaqaysa gaadiidka BL-ka ah.   Duhurnimadii maanta ayaa Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya waxa uu dil bareer ah ugu geystay Iskoyska KM4-ee magaalada Muqdisho mid ka mid...
Wararka Soomaaliya Sida aan ka soo xiganay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia waxaa soo baxaya in ku dhawaaqista Golaha Wasiirada cusub ee maanta la sugaya in lagu dhawaaqo waxeey u xayiran yihiin imaatinta Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay Ambassador Mahiga kaas oo ka qeyb galaya munaasabada looga dhawaaqayo Golaha Wasiirada...
Wararka Soomaaliya Kooxo hubaysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay Magaalada Laasacaanood ay ku dileen Saraakiil ka tirsan Maamulka Somaliland, iyadoo dhinaca kale howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Maamulkaasi ay kusoo qab qabteen dad looga shakiyay inay ku luglaaheeyeen dilalkaasi.   Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan...
Wararka Soomaaliya Ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaad Soomaali ah ayaa bandaw adag kusoo rogay degmada Beled Xaawo ee wilaayada Gedo oo habeen hore ay dagaallo culusi ka dhaceen. Boqolaal katirsan ciidamada Itoobiya ayaa gudaha usoo galay degmada kadib markii ay ciidamada mujaahidiinta qaab taak tiik dagaal ah degmada uga bexeen kadib qabsashadoodii. Howlgallo...
  Wararka Soomaaliya Waxaa wax lala yaabo ah in c/casiis afrika iyo cisman C/laahi Guure oo ku sifoobey hagardaamo iyo dhagar ay wariyeyaal badan u dhigeen ay maanta farxad la daasho daashoonayaan iyagoo is leydin ma oga dadkana dhahaya anaga nooma xirna wariye maxamud carab waa yaabe ma wax la sheego ama la qoro ayaa...
Wararka Soomaaliya Web Masterka Wakaalada Wararak Soomaaliyeed ee Warsom Maxamuud Maxamed Daahir Carab ayaa maalintii 2 -aad waxa uu ku xiran yahay Xabsiga Afar Irdood ka dib markii loo xiray arimo ku aadan qorista wararka ku saleysan xaqiiqada Shareecada islaamka Maxamuud Maxamed Daahir Carab ayaa xeritaankiisa ka dambeeyay saxafiyiin ka mid...
Wararka Soomaaliya Dagaal qasaaro gaystay ayaa Ciidamada dowladda iyo Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab ku dhexmaray degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa dhowr jiho ka wareeraray degmada beled xaawo waxaana dhaxmaray dagaal mudda saacada ah socday. Inta la’ogyahay...
Wararka Soomaaliya Wixii ka dambeeyay markii Q,M ay sheegtay in shir looga hadlaayo arimaha Somaalia ay ku qaban doonto qeybo kamida dalka ayaa waxaa isa soo tarayay can baareynta loo jeedinayo shirkaasi. Ugaas max’ed wali oo kamida wax garadka Somaaliyeed isla markaana u waramaya warbaahinta ayaa sheegay in shirka Q,M ay...
  Wararka Soomaaliya   Meydka gabar yar oo 12 sano jir ah oo la faraxumeeyay ayaa lagu arkay Xaafadda ku taalla Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.Dadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa usheegay wakaalada warsom iney saakay kusoo toosay Meydka gabar yar oo surka laga jaray islamarkaana kufsi arxan...
Wararka Soomaaliya Golaha Atlantic-kada dalka Maraykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wasiiro ka tirsanaa Xukuumadii Farmaajo ay lunsadeen dhaqaalo lagu taageeray dowladda.   Warbixin uu diyaariyay Xafiiska Golaha Atlantic-kada ee dalka Maraykanka ayaa waxaa shaaca looga qaaday in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweynaha dowladda TFG Soomaaliya...