Friday, October 22, 2021
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa bilaabay lacago laga uruurinayo baabuurta isaga kala gooshta degmadasi iyo kuwa ka baxaya, iyagoo masuuliyiinta Maamulkaasi ay sheegeen in  lacagahaasi wax looga qabanayo amaanka iyo xasilinta degmadaasi. Bishaar Aadan Xuseen Oo ah Taliyaha Saldhiga degmada Caabud-waaq oo...
 (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wararka Laga Helayo gobolada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay gacanta kusoo dhigeen saraakiil katirsanaa ciidanka Kenya Oo Ku Sugnaa Gobolada Jubbooyinka.  Wararka ayaa sheegaya in ay Ilaa iyo 2 sarkaal oo Kenyaati ah ay ciidamada Xarakada Sl-shabaab Ee...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayey Markab ay Saarnaayeen  Qoys kasoo jeeda dalka Denmark oo ay u haysteen afduub muddo Islamrkaana ay ku xujeenayeen lacago Aad U Farabadan. Muwaadiniintaasi U Dhalatay Danishka ayaa gaaraya Ilaa iyo 7-Qof,kuwaas oo kala Jan Quist Johanson,Xaaskiisa,laba...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Waxaa Maanta La soo gabagabeeyeyshirka wadatashiga ah oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay Ee Ka dhacayayMagaalada Muqdisho Shirkaani Ayaa waxa uu socdy mudo dhan3-maalin ah ayaa maanta waxaa uu kusoo gaba gaboobay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdiso halkaasi oo ay kaga...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dejisay manhaj waxbarasho oo loogu talagalay in wax lagu baro ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliimka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay manhajka cusub ee ladoonayo in ardayda Soomaaliyeed...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu Sheegay xabbad joojin iyo nabadeyn ka dib markii ay dawladu dhawaan dagaalo ku qaaday kooxo ay ku sheegtay In ay yihiin xarakada mujaahidiinta Al-shabaab, dagaalkaas oo markii danbe yeeshay weji ka duwan...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Tan Iyo Markii Xukuumada Soomaaliya ay Shaacisay In Shirka wadatashiga Uu maalinka Berito ah ka Furmaya Gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxa isasa Soo taraya Fikradaha ay ka Dhiibanayaa Dadka Wax Galka ah Sida Xisbiyada Ka Jira Soomaaliya Gudoomiye Ku Xigeenka XIsbiga Midnimada...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Xukuumada Uu madaxda ka yahaya R/wasaare gaar ayaa Shaacisay In uu maalinka Beri ah Si rasmi ah U Fuermi Doono Shirka la Doonaya In Lagu Marin Habaabiyo Shacabka Dhibaateysan dan Gooni ah ay Dadi ka Lee Yihiin Sida ay Ku Heshay...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) WAR SAXAAFADEED Kooxda Al Shabaab ayaa maanta weerar toos ah kusoo qaaday goobaha ay Ciidamada Amniga ee Dowladda Puntland kaga sugan yihiin Degmada Galkacyo. Ciidamada Dowladda ayaa iska difaacay weerarkaasi iyadoo ay Ciidamadu ku fideen xaafadaha magaalada Galkacyo, ayna sifeeyeen goobihii ay ka...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com ) Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com )     Daawo Sawiro ay Xarakada Al Shabaab Ku Muujinayaan In ay Muqdisho Ku Sugan Yihiin