Wednesday, September 29, 2021
                                                                                                       wararka soomaaliya Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali dheere) Afhayeenka Xarakada mjaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa uu mar kale ku celiyay in Hay’adaha kufaarta ee hoostaga Qaramada mugdiga ay ka been sheegayaan xaaladaha abaareed ee ka jira wadanka Soomaaliya oo uu tilmaamay inay wadaan buun buunis. Cali dheere ayaa waxaa...
                                                                wararka soomaaliya Xalay fiidkii ayaa waraaqo lagu digniin aiyo awaamir ah lagu arkay bartamaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka shahaadada ladirika ee puntoland. Warqadahaan oo aan lagaraneynin cida kadambeysay qoristeeda ayaa waxa lagu amaray in laxiro dhamaan shanemooyinka iyo goobaha fisqika ee magaalada garowe. Warqadahan ladadiyay waxaa ganacsatada caadiga ah...
                                                                                        wararka soomaaliya                        Ra`iisal wasaaraha soomaali ameyrikaanka C/wali Max’ed Cali (gaas) yaa waxa uu kadib waxaa uu booqday dhaawacyada ciidamo ka tirsan dowladda KMG iyo kuwa shisheeya ee amisom oo jiifa Isbitaal ay Maamulaan Ciidamada AMISOM oo ku yaalla Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi Ra’iisul wasaaraha...
                                                                                    wararka somaaliya       gurmadka abaaraha xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa sare u qaaday howlaha ay ugu gurmanayaan dadka ku ceyrtoobay abaartii ku dhufatay gobolada dhaca Koonfurta sanadkii lasoo dhaafay kuwaasi oo aan heysan xoolo ay dhaqdaan. Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa lasoo sheegayaa in gurmadkii ugu xooganaa lageeyay, weriyaal ka socda warbaahinta...
        wararka somaaliya  Mujaahidiinta ka dagaalama waqooyi bari dalkeena Somaliya ayaa tababaro usoo xiray boqolaal katirsan mujaahidiinta kuwaasi oo bilihii lasoo dhaafay tababarro ku qaadanayay deegaano hoos yimaad gobolka Bari. Wararka ka imaanaya Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanno farabadan oo isaga kala yimid Samaag Bari,Sool,Waqooyi Galbeed iyo Awdal ay bilihii lasoo...
                    wararka somaaliya Sheekh Cabdi Raxiin Cali Muudey oo ka hadlay fagaare ay ku soo bandhigeen boqolaal ciidamo ah oo xarakad mujaahidiinta al Shabaab taabacsan ayaa wuxuu sheegay in dagaalo xoog leh ay ku qaadi doonaan Dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadda shisheye ee Amisom. Sheekh Cabdi...
               wararka somaliya              Iyadoo uu wali gacanta ugu jiro wariye maxamud maxamed daahir ciidamada psta DKMG si sharci daro ah kadib markii ay shirqooleen koox wariyeyaal sheegta oo ay kamid ahaayeen cimaan c/laahi guure iyo c/casiis max'ud guuled afrika oo labaduba isku jufo ah ayaa maanta waxaa qoraal soo saarey milkiilayaasha wepsiteka warsom oo kala...
                                                                wararka somaaliya Baarlamaanka calashood u shaqeystayaasha Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada cusub ee Soomaaliya, kadib markii saaka la horgeeyay Xukuumada cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ameyrikaanka. C/wali Maxamed Cali. Kulankaani maanta ay isgu yimaadeen Xildhibaanada barlamaanka calashood u shaqeystayaasha KMG Soomaaliya oo...
                                                     wararka somaaliaya Iyadoo inta badan laga dareemayo abaaro iyo cunto la'aan gobolada iyo degmooyinka dalka soomaaliya ayna muujiyeen meelaha ay ka taliyaan xarakada mujaahidiinta alshabaab gurmad iyo gacansiin buuxda dadka dhibaateysan isla markaana ay gacan ka geysteen ganacsatada iyo shirkadaha somalidu leedahey ayaa waxaa shaley magaalada muqdisho soo gaarey lobo gaal oo...
                                                                        warara soomaaliaya Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa howlgallo ay ka sameeyeen qeebo kamid ah wadada isku xirata magaalada marka iyo afkooye ee gobolka Sh/hoose waxaa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro ay ku eedeeyeen inay ku kaceen waxyaabo ka baxsan Shareecada Islaamka.  Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya...