Saturday, October 23, 2021
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wafuudi ka socots dalka Turkiga ayaa manta gaaray xerada Aala Yaasir oo haatan ay ku sugan yihiin kumanaan qoys oo kasoo barakacay guryahoodii ka dib markii ay saamaysay abaaraha ka jira gudaha dalka Somalia. Wafdigan Turkiga ah ee soo Gaaray Xerada Aala...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Guluf colaadeed ayaa laga dareemayaa duleedka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud oo maalmahan ay ka jireen hub aruursi iyo saansaan  dagaaleed oo aad u baahsan. Sidoo kale Wararka Dhuusamareeb naga soo gaaraya  ayaa waxay xaqiijinayaan in rasaas goos goos ah laga maqlayo...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Dibad Baxaani  looga soo hor jeedo hadal shalay kasoo yeeray qaar kamid ah XildhibaanadaTFG-da ee Soomaaliya oo ahaa in dadka kasoo jeeda Beelaha Jareer weyne iyo Digil iyo Mirifle lagu waxyeeleeyo degaanada Puntland ayaa maanta ka dhacay banaanka hore ee Xarunt...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Kadib Markii  xarakada mujaahidinta Al-shabaab ay  faarujiyeen Qeybo kamid ah degmooyinka gobolka banaadir ayaa dad farabadan oo shacab ah isku dayeen in ay aadaan xaafada hooda Islamarkaana ay sidii hore oo kale deegaansaddaan Arinkaasi ayaa waxaa ka biyo diiday Islamarkaana ka hor...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Guddoomiyaha Degmada Guriceel ayaa ka badbaaday qarax maanta halkaas lagula beegsaday islamarkaana la dooonayay in lagu qaarijiyo qaraaxaasii Qaraxaasi lala Eegtay Gudoomyaha Degmada Guuracel ayaa ka badbaaday bale waxaa qaraxaasi qasaaro ka soo gaaray dad shacab ah oo ka ag dhawaa goobta...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ku Dhawaad 100-Ruux Oo Kenyan ah ayaa maanta ku geeriyoodey qarax ka dhacay Dhuun-Shidaal MAgaalada Nairob Ee caasimada dalka Kenya Dadkan Ku Geeriyootay Qaraxaani ka dhashay Dhuunta Shidaalka ayaa badnaa dad danyar ah  g kadib markii ay  kusoo Xoormeen Dhuun-Shidaal oo...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wariye maxamud maxamed daahir (max'ud carab) oo 19kii bishi july lagu xirey xarunta PS-ta dawlada TFG-da Soomaaliya ayaa iska xirnaa ilaa iyo waqtigaan iyadoo kadib dadaal badan oo ay sameeyeen Eheladiisa iyo rag ay saaxiibo dhaw ahaayeen ay ku guuleysteen in qareen loo qabto Wariyaha...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wararka Laga helaya degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in lagala Wareegay Gacan Ku heyta Degmada Ceel-Waaq dagaalkii culusaa ee saaka ka qarxay degmadaaasi Kaa oo Ay Ku Dagaalamayee Ciidamada Al-shabaab Iyo Ku kuwa Dowlada TGF-da Oo Kaashanaya Ciidamo...
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Hub Ka Dhigis La Shegay in ay Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ku amartay Maleeshiyaad ku sugan deegaanka  Xanab-buure ee gobolka Galgaduud Kuwaaso oo  dhawaan deegaankaasi uu dagaal qasaaro gaystay ku dhexmaray labo Maleeshiyo. Gudoomiyha Maleeshiyo beeleed ku sugan deegaanka Xanab-buure, Laguna magacaabo...
 (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ciidamada Amisom ayaa doonaya iney Howgalkooda Milatari ku fidiyaan meelo ka baxsan Muqdisho Islamarkaana ay haatanba Weeraro iyo duqeyn baahsan u gestaan meelaha ay ku suganyihin shacabka muslimiinta ah ee soomaaliyeed Ciidamada Amisom howlgalkoodii ayaa ahaa muddo 4 sannoXilli ku koobnaa ilaalinta...