Friday, June 18, 2021
Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go’aanada baarlamaanka TFG-da...
Tan iyo markii beesha caalamka iyo baarlamaanka ay isku raaceyn in la ilaaliyo xeer hoosadka TFG-da oo qaba in bisha 8aad August sannadan 2011 ee fooda inagu soo heysa la qaban qaabiyo doorashada madaxtinimo ayna ka soo horjesteyn Shariif iyo farmaajo ayaa iminka waxa ay bilaabeyn weji cusub oo...
Madaxweynaha TFG-da Shariif oo Maanta Booqday Fariisimo Ay Ciidamada Shisheeye Ku Leeyihiin Degmada Hodan ee G/Banaadir.   Madaxweyne Shariif oo ay wehlinayeen qaar ka tirsan saraakiisha TFG-da ayaa manta booqday xaruumo ciidan oo ka mid yihiin Kulliyadii hore ee Jalle Siyaad iyo gobo kale oo ay degan yihiin ciidamada shisheeye. Shariif ayaa...
Ciidamo Ka Tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar Gaadmo ah Ku Qaaday Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Ethiopia Wararka inaga soo gaaraya degmada luuq ee gobalka Gedo ayaa waxa ay ku soo warmayaan in cutubyo ka tirsan ciidamo Ethopian ah iyo kuwa TFG-da ay la eegteyn qarax miino oo qasaare dhimasho...
Inka Badan 300 Xildhibaano ah Iyo Odayaal Dhaqameed oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho Iskuna Raacay in ay Kalsoonida Kala Laaban Doonaan M/weyne Shariif Haddii    Kulan si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana ay isugu yimaadeyn in ka badan seddex boqol xildhibaan iyo odayal dhaqan oo manta ka dhacay Hotel Saxafi...
 Maleeshiyaad Taabacsan Gen Indha Cadde Iyo kuwa Kale oo Ku Dagaalamay Isgoyska KM4 ee Muqdisho    Posted On:Thursday 28 April 2011 (Warsom) Mogadishu    Maleeshiyaad Taabacsan Gen Indha Cadde Iyo kuwa Kale oo Ku Dagaalamay Isgoyska KM4 ee Muqdisho"   Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda TFG-da ayaa Maanta waxa ay Isku Fara saareen Isgoyska KM4 ee...
Xubintaan oo aad kala socon doontaan wakaaladda wararka soomaaliyeed ee www.warsom.com ayaa waxaan ku soo qaadan doonaa maanta qaar ka mid ah wariyayaasha u shaqeeya warbaahinta reer galbeedka anagoo diilada aan ku saari doono wariyaha amaanta uu leeyahay xumaanta uu leeyahay iyo hab dhaqanka dadweynaha 1. Yuusuf Garaad waa tafatirihii...
Mid Ka Mid ah Wariyayaasha Ugu Caansan Muqdisho oo Muddo Ku Dhaw 8 bilood Si Sharci Darro Ah ugu Xiran Sodogiisa    Wariye Maxamed Cali Maxamed (Madka) ayaa mudo ku dhow 8 bilood u xiran Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) oo ah Taliyaha ciidamada badda TFG-da ayadoo si sharci darro ahna...
    Dhageyso Fariintii Amiirka Al Shabaab Abuu Zubeyr ee Ku Wajahnayd Shacabka Reer Burundi (Maqal)   Posted On: Wednesday 27 April 2011 (Warsom) Mogadishu Dhageyso Fariintii Amiirka Al Shabaab Abuu Zubeyr ee Ku Wajahnayd Shacabka Reer Burundi (Maqal) Wararka Soomaaliya (Warsom.com) Mogadishu Somalia Webmaster: Max'ud Max’ed Daahir (Carab) Mogadishu Office +25-26-15514953/+25-2699-995641 ( info@warsom.com & webmaster@warsom.com)
  Weriye Ka Tirsan Radio Kulmiye oo Fadeexad Iyo Been Abuur Baahsan U Geystay Ciidamada Dowladda Iyo Radio Kulmiyeba   Posted On: Wednesday 27 April 2011 (Warsom) Mogadishu  Weriye Ka Tirsan Shaqaalaha Radio Kulmiye ayaa Maanta Fadeexeeyey Xarunta Warbaahinta Uu ka Shaqeynayey Isagoo Been Abuur Dhibaato Sababi Kartana uu U Geystay Ciidamada PS-ta Dowladda TFG-da Weriye...