Thursday, April 18, 2024
WARBIXIN kasoo baxday dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay ASKARIGA SOOMAALIYEED u aqoonsatay shaqsiga sannadkii 2015-ka ee Soomaaliya, waxaana warbixintu ay u qornayd sidan: Bulshada caalamka ku nool waxay sanad walba marka uu dhamaado soo bandhigaan qofka ugu caansanaa sannadkaa dhamaaday; kaasoo inta badan lagu tix-geliyo waxqabadkiisa iyo kartidiisa, adeegga uu...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kaddib safarro shaqo oo ku aaday qaar kamid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya ayaa ka warbixiyay waxyaalihii usoo qabsoomay mudadii uu ku maqnaa dalka dibadiisa. Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka Itoobiya uu uga soo qeybgalay...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xafiiska ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Mohammedesha Zeyinu, Waxaana kulanka ku weheliyey Taliyaha ciidamada xoogga, Jen. Maxamed Aadan Axmed iyo saraakiil AMISOM ka tirsan. Iyadoo ay ka wadahadleen amniga guud ee dalka iyo sidii loo dar-dar-gelin lahaa sannadka...
Ugu yaraan laba Ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Qofkii fuliyay qaraxa ayaa ku dhintay, afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen, Qarax maanta ka dhacay gudaha Baar lagu magaaabo The Village oo ku taalla guriga hooyooyinka oo kasoo horjeeda Tiyaatarkii hore ee Muqdisho ku dhow. Qaraxan ayaan...
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inuu markii saddexaad u tartamayo xilka madaxnimo ee dalkiisa, kaddib isbedel lagu sameeyay dastuurka Rwanda. Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu u ogolaanaya inuu mar saddexaad xilka u tartamo madaxweyne Kagame, iyadoo shacabka dalkaas ay bishii lasoo dhaafay afti...
Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa sheegtay inay xalay fashilisay weerar ay xoogag ka tirsan Al-shabaab doonayeen inay ku qaadaan Xeralada Xalane oo ay deggen yihiin Ciidamada AMISOM iyo qaar ka mid ah dublamaasiyiinta shisheeyaha ee Muqdisho ku sugan. Nabadsugidda Somalia ayaa sheegay in ciidamada ammaanka oo ka war-heley...
Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Somaliland oo dhan ka dhacay ayaa warbixin idin kaga diyaarinay, waxaana kusoo qaadanaynaa 12-kii bilood ee Sannadkii dhamaaday arrimihii ugu muhiimsanaa ee lagu xasuusan doonnno. Inta badan dhacdooyinkii ugu Waa-weynaa waxa ka mid ahaa khilaafyaddii Siyaasadda ee ka dhacay oo ay ugu weynayd dhacdadii gudoomiyaha golaha...
Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystay Mr. Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee xoghayaha guud ee QM ee arrimaha Soomaaliya. “Anigoo ku hadlaya magaca Qaranka Soomaaliyeed, waxaan Nicholas Kay uga mahad-celinayaa hawshii uu dalka ka qabtay muddadii labadii sanno iyo barka ahayd....
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo RW Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga dib u eegista Dastuurka ee madaxa banaan.   Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee baarlamanka, xildhibaan...
Al-shabaab ayaa maanta shan ruux oo ay sheegtay inay jawaasiis ahaayeen ku dishay fagaare ku yaalla degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Afar ka mid ah eedeysanayaashan ayaa lagu toogtay fagaaraha oo ay boqolaal qof joogeen halka midkii shanaadka la gowracay. Garsooraha Maxkamadda Al-shabaab ayaa xukunka ku riday dadka la dilay...