Tuesday, May 11, 2021
Cutubyo Ka Tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Dagaal Kula Wareegay gacan Ku Haynta Deegaanka Bacaad Duleedka Beledweyne ee Gobolka Hiiran Ka Dib dagaal Socday In Muddo ah ayaa Waxa ay Al Shabaab Kula Wareegan gacan Ku haynta Deegaanka bacaad ee Qiiyaastii 10KM Dhanka galbeedka Kaga Beegaan Isgoyska kala Beyr...
Madaxweyne Faroole oo Dowladda Ku Eedeeyey Amni Darrada Gaalkacyo Baarlamaankana Ka Dalbaday In Doorashooyinka La Qabto Ka Hor Bisha August   Madaxweynaha Maamul Gobolleedka La Magac Baxay Puntland ayaa Shaaca ka qaaday In Amni darrda ka Jirto Magaalada gaalkacyo ay Ka Dambeeyaan Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda TFG Soomaaliya C/raxmaan Shiikh Max'uud faroole...
Saxaafadii Soomaaliya ayaa dad aan ehel u eheyn hogaanka loogu dhiibay xili ay Joogaan Rugcadaayaashii Saxaafadda lagu yiqiin. Ragga sida cadaalad dararada ah looga dhigay Masuuliyiinta ugu sareeysa Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa waxaa kamid ah wiil yar oo lasheegay in uu qurbaha kayimid islamarkaana Dhoor bilood oo kaliyah joogo Dalka Magaciisana...
Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go’aanada baarlamaanka TFG-da...
Tan iyo markii beesha caalamka iyo baarlamaanka ay isku raaceyn in la ilaaliyo xeer hoosadka TFG-da oo qaba in bisha 8aad August sannadan 2011 ee fooda inagu soo heysa la qaban qaabiyo doorashada madaxtinimo ayna ka soo horjesteyn Shariif iyo farmaajo ayaa iminka waxa ay bilaabeyn weji cusub oo...
Madaxweynaha TFG-da Shariif oo Maanta Booqday Fariisimo Ay Ciidamada Shisheeye Ku Leeyihiin Degmada Hodan ee G/Banaadir.   Madaxweyne Shariif oo ay wehlinayeen qaar ka tirsan saraakiisha TFG-da ayaa manta booqday xaruumo ciidan oo ka mid yihiin Kulliyadii hore ee Jalle Siyaad iyo gobo kale oo ay degan yihiin ciidamada shisheeye. Shariif ayaa...
Ciidamo Ka Tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar Gaadmo ah Ku Qaaday Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Ethiopia Wararka inaga soo gaaraya degmada luuq ee gobalka Gedo ayaa waxa ay ku soo warmayaan in cutubyo ka tirsan ciidamo Ethopian ah iyo kuwa TFG-da ay la eegteyn qarax miino oo qasaare dhimasho...
Inka Badan 300 Xildhibaano ah Iyo Odayaal Dhaqameed oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho Iskuna Raacay in ay Kalsoonida Kala Laaban Doonaan M/weyne Shariif Haddii    Kulan si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana ay isugu yimaadeyn in ka badan seddex boqol xildhibaan iyo odayal dhaqan oo manta ka dhacay Hotel Saxafi...
 Maleeshiyaad Taabacsan Gen Indha Cadde Iyo kuwa Kale oo Ku Dagaalamay Isgoyska KM4 ee Muqdisho    Posted On:Thursday 28 April 2011 (Warsom) Mogadishu    Maleeshiyaad Taabacsan Gen Indha Cadde Iyo kuwa Kale oo Ku Dagaalamay Isgoyska KM4 ee Muqdisho"   Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda TFG-da ayaa Maanta waxa ay Isku Fara saareen Isgoyska KM4 ee...
Xubintaan oo aad kala socon doontaan wakaaladda wararka soomaaliyeed ee www.warsom.com ayaa waxaan ku soo qaadan doonaa maanta qaar ka mid ah wariyayaasha u shaqeeya warbaahinta reer galbeedka anagoo diilada aan ku saari doono wariyaha amaanta uu leeyahay xumaanta uu leeyahay iyo hab dhaqanka dadweynaha 1. Yuusuf Garaad waa tafatirihii...