Tuesday, May 11, 2021
Xilli Maalmihii ugu Dambeeyay Duqeen Arxandaro ah Ay Ka Geesanayeen Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Shisheeye ayaa maanta ciidamada shisheeye afahayeenkooda Baadha Akundhan Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Waxa Uu Ku Sheegay In Saldhigyo Ay Ku Leeyihiin Suuqa Ganacsiga Ugu Weyn Soomaaliya Ee Bakaaraha Mujaahidinta Al-shabaab Asagoona ku baaqay...
Dowladda Cadowga Ethiopia Waxa ay Xirtay Maxamed Dheere Sababaha Ciddi Isma Weydiin, Waxa ay Haddana Xireen Xildhibaan Barre Hiiraale Baryootan Baa Lagu Jiraa Si Lo Siidaayo Haddaba Suura Gal Ma Tahay In Ay Xirto Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyo R/Wasaare Somali Americanka Farmaajo (Fkirkaaga Ka Dhiibo Aad Buu Muhiim U yahay)...
Waxaa Saakay Xaafadda Jiiro Maskiin Degmada wadajir e Gobolka Banaadir Lagu Arkay Meydadka Labo Wiil oo Dhallinyaro ah oo Jirkooda Ka Muuqday rasaas Fara badan Labada Wiil ayaa Rasaasta waxa Lagala Eegtay Dhanka xabadka Iyo Madaxa Waxa ayna Ka Xirnaayeen gacmaha Sida Dad Deegaanka aya U Xaqiijiyeen wakaaladda wararka Warsom.com Sidoo...
Ka Dib Markii Maanta Gudaha Magaalada Muqdisho Lagu Qabtay Xaflad Lagu Soo Dhaweynaya Wakiilka Dowladda Cadowga Ethiopia U Fadhiya Dalka Soomaaliya Isla Markaan ay Ka Qayb galeen Xildhibaano Ka Tirsan baarlamaanka Soomaaliya, Saraakiil Ka Tirsan TFG-da Iyo Kuwa Shisheeye Ayaa waxaa Madasha Xaflada Ka Dhacday Falal Ka Baxsan Diinteeda...
Waxaa Maanta magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay shirkii Culimada Soomaaliyeed kaasi oo lagu fallanqeynayay masaa'il farabadan oo ay ka shakisanaayeey qaar kamid ah Shacabka Soomaaliyeed kadib Gazwul fikiriga ay wadaan wadaaadada dayaacadeeya Mujaahidiinta iyo Jihaadka lagula jiro Caddawga Alle. Kullanka oo socday muddo 3 maalmood oo xiriir ah ayaa waxaa soo...
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed USRP oo ka mid ah dhowr xisbi siyaasadeed oo ka jira koonfurta Somalia ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan 20-guuradii ka soo wareegtay gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 18-ka May u diray shacabka iyo maamulka Somaliland...
Wariye Xuseen Nuur Geesey oo ka tirsanaa howlwadeenada Teleefishinkii aflagaadeeyay Suubanaheena Maxamed (SCW) ee Universal ayaa ku soo dalbaday Ciidamada BS-ta ee TFG-da howlwadeenada iyo Maamulka TV-ga Royal qeybta Magaalada Muqdisho   Qaar ka mid ah howlwadeenada TV-ga Royal ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com in Abaaraha 12:00 Duhurnimo...
Gudiga Gurmadka Abaarha ee Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa maanta deeq isugu jirta raashiin iyo lacag U Qeybiyay Qoysal Tabaaleysan oo ku sugan xaafadaha ay ka koobantahay Degmada Lafoole waxaana dadkaani ay ahaayeen kuwo dan yar ah isla markaana ay heystato duruuf xaga nolosha ah waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiin...
Kulankaani Ayaa Maanta Waxaa Ka Qeyb Galay Seddex Xildhibaan oo Taageersan Madaxweynaha TFG-da Iyagoona Ka Soo Horjeestay Doorashada Leys Ku Raacay In Augost Muqdisho Ay Ka Dhacdo Xildhibaanadaan oo Kala Ah Xildhibaan Sh, Nuur Cali Aadan, Xildhibaan Bood C/lle Magan iyo Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Waxayna Kulankooda Ay Ka Sheegeen...
]Warar rasmi ah Oo ay Goor Dhaw Shabakadda Wararka Warsom.com ka Heshay magaalada Hargeyso ee Maamulka Islam La Dirirka somaliland ayaa Sheegayaa In Xabsiga magaaladaasi laga Siidaayey Shiikh Maxamed ismaaciil oo ah Shiikh caan ka ah Guud Ahaan Soomaaliya Shiikh ayaa haatn waxa Uu Ku Sugan yahay Hoyga Uu ka...