Sunday, April 18, 2021
  Hoos Ka Dhageyso Codkii Shiikh C/Casiisi Abuu Muscab oo Ka hadalaya Dagaaladii Gedo Iyo Geeridii Xasan Qoryooley Halkaan Ka Dhageyso Codkii Shiikh Abuu Muscab ee Dilkii Xasan Qoryooley Wararka Soomaaliya (Warsom.com)   Mogadishu Somalia Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab) Mogadishu Office +25-26-15514953 info@warsom.com & webmaster@warsom.com
NGO-gaan oo Markii Hore Loo Dhisay qaab Beeleed isla Markaan ay Dhiseen Shaqsiyaad isku Heyb ah ayaa Waxa uu Ku Shaqeynayaa qaab Beelleedkii Lagu Gudbay CCD ayaa Waxa Uu Kala Weyneeyaa Dhinacyada Soomaaliya isku haya Duqeyda Dhaqanka, Ururada Dhallinyarada, haweenk, Culumada Iyo Bulshada Inteeda Kale Tusaale Ahaan waxa Uu taageeraa Madaxweyne...
Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh C/caziiz Abuu Muscab ayaa Shaaca In ay Khaarajiyeen Horjaagaha Ahlu Sunna U Qaabilsnaa Gobolka Gedo Ahaana gudoomiye Ku Xigeenka kooxda Ahlu Sunna ee Koonfurta Soomaaliya Xasan Qoryooley Abuu Muscab oo La Hadlayey Warbaahinta Gudaha ayaa Xusay In xasan Qoryooley ay Ku Dhaawaceen dagaaladii...
Shiikh Fu'aad Max'ed Qalaf Abuu C/raxmaan Assokori oo Beeniyey Wararkii ay Baahiyeen Kooxda TFG-da Oo La Xiriiray In ay Dileen Shiikha( Hoos Ka Dhageyso )       Halkaan Ka Dhageyso Codkii Shiikh Fu'aad       Wararka Soomaaliya (Warsom.com)info@warsom.com & webmaster@warsom.com   Mogadishu Somalia Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab) Mogadishu Office +25-26-15514953  
Maamulka Xarada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Bay ayaa Maanta Xukuno Dil ah Ku Fuliyey 2 Qofood Oo Lagu Eedeeyey In ay U Basaaseyeen Dowladdaha Kenya Iyo Ethiopia Xukunkaan Dilka ah ayaa Waxa uu Ka Dhacay Fagaaraha Beerta Shareecada ee Gudaha Magaalada Baydhabo waxaana Ka Soo qayb Galaya Boqolaal Ruux...
Qilaafkaani ayaa la sheegay inuu yimid kadib Markii Ee Lakala Safteen Madaxweyne Shariif Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan Saraakiil Ka Tirsan TFGda Ayaa Waxa ay U sheegeen Warsom In Qilaafka Sarlka Uu Ku hayo Cidii Hogaaminleheed Ciidamo Qaab Qabaa'ileed U Dhisan Oo La Yiraahdo Ciidamada Daraawiishta Waxaana Goobaale...
Madaxa Dacwada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh Fu'ad Max'ed Qalaf Abuu C/raxmaan Assokori Ayaa Beeniyey Wararkkii ay Baahiyiin Horjoohayaal ka Tirsan Dowladda TFg-da ee Gobolka Gedo kaasoo Ku Aadanaa In ay Dileen Shiikh Fu'aad Isla Marakaana ay Hayana Meydkiisa Shiikh Fu'aad oo Maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha...
Wararka laga Helaya Duleedka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegayaa In Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Waddada U Galeen Kolonyo Gawaari Ethiopian ah Iyo Kuwa Soomaali ah Oo Ka Soo Ambabaxay Degmada Garbahaarey Kuna Sii Jeeday Luuq Weerarkaan ayaa Waxa uu Ka Dhacay Meel 18km U Jirto...
Qaraxyadaaan oo la la eegtay ciidamo ka tirsan TFG-da iyo kuwa Puntland ayaa ka dhacay maatna magaalada Muqdisho iyo Magaalada Boosaaso. Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ku sugan agagaaraka Ex-Control Afgooye waxaana goob joogayaal ay u sheegeen wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in qaraxaasi ay...
Ka Dib Kulan ay maanta Ku yeesheen Hoyga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka TFG-da ayaa waxa ay Ku Soo Dhaweeyeen Oraah Ka Soo Baxday Midowg Yurub oo Ku wajahnaa In La Dhaqaalaha Laga Jaran Doono Dowladda Iyo Ciidamada Shisheeye Amison Haddii uusan Bisha augusto Qabsoomin...