Friday, April 19, 2024
Muxyadiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo soo noqday Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumaddii RW Nuur Cadde, haddana ka mid ahaa xubnaha sar-sare ee Xisbiga Kulan ayaa lagu dilay maanta qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ka dhacay agagaarka isgoyska Lambar Afar ee Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow dhismaha Safaaradda Turkiga...
Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga...
Xilli lagu Wado inay Toddobaadkan ka dhaco Dalka Uganda Doorashada Madaxweyenimada oo ay ku Tartamayaan Siddeed Murashax oo midi ay tahay Haweeney tahay ayaa waxaa xalay dhex-martay Dood Kulul oo ay inteeda badan uga hadleen Ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya. Murashaxiintan oo dooddoodu ka baxaysay Telefisihinka ayaa ahayd middii...
Ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal-dagay Sannad-guuradii 56-aad ee kasoo Wareegtay markii la Aasaasay, waxaana Xafladda Dabaal-dagga ka qayb-galay RW ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte & Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini. RW ku xigeenka Soomaaliya oo Hadal ka jeediyay Munaasabadda, ayaa u si gaar ah...
Muran Xoog leh oo ka dhex Qarxay Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama iyo musharraxiinta Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, kaddib markii uu Geeriyooday Xaakim muddo Fog ka Tirsanaa Xaakimiinta Maxkamadda ugu Sarreysa Dalka Mareykanka. Antonin Scalia oo 79-sano jir ahaa, ayaa si weyn u diidanaa Dumarka ilmaha iska soo rida...
Wafdi ka socda Midowga Afrika ayaa Soomaaliya ku yimid booqasho ay ku qiimeynayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia iyo baahida deg-degga ah ee ciidamadu Midowga Afrika ka socda ay u baahan yihiin. Xubnaha Wafdigan oo ka socda qaybta taageerada howlgallada nabad-ilaalinta ee Ciidanka Midowga Afrika ayaa Waxyaabaha ay...
Diyaarada Turkish Airline ayaa maanta kasoo Dagtay Garoonka Diyaaradaha Aden Adde ee Muqdisho, kaddib Muddo Laba Toddobaad ku dhow oo aysan soo Cago-dhigan, markaasoo ahayd markii Qarax uu ka dhex-dhacay Diyaaraddii DAALLO Airlines oo Muqdisho ka duushay kuna socotay dalka Jabuuti, iyadoo weerarkan Mas’uuliyadiisa ay sheegatay Al-shaabab. Xamuul iyo Rakaab...
Hoggaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan, Riek Machar ayaa si taxaddar leh uga hadlay xilkii madaxweyne ku xigeenka dalka South Sudan ee uu shalay u magacaabay madaxweynaha dalkaas, Salva Kiir. Machar ayaa xilkan loo magacaabay, Wuxuu qayb ka yahay Heshiiskii ay labada dhianc ee isku haya dalkaas ku gaareen magaalada Addis Ababa...
Madaxweynaha dalka Suuriya, Bashar Al-Assad ayaa ku goodiyay inuu sida ugu dhaqsiyaha badan mucaaradka uu uga qabsan doono Waddanka oo dhan, iyadoo Hadalkiisan uu kusoo beegmayo Xilli dhawaan ay burbureen Wadahadallo u dhexeeyay mucaaradka iyo Xukuumadda Dimishiiq. Al-Assad oo Wareysi siinayay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa sheegay in muddo fog...
Iyadoo lagu wado in toddobaadkan ay ka dhaco dalka Uganda doorashada madaxnimo, ayaa waxaa laga baqdin qabaa in ay rabshado iyo colaado hareeyaan doorashada la filayo inay ka dhacdo Uganda. Waxaa shaki badan laga qaaday markii laga soo xigtay Taliyaha Booliiska Ddalka Uganda, Kale Kayihura ay wargeysyada dalka Uganda kasoo...