Saturday, July 11, 2020
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM   Madaafiic goosgoos ah oo udhexeya xarakada alshabaab iyo ciidanka DKMG ah ee soomaaliya oo laga maqlay deeganka laantabuure ee Gobolka shabellaha hoose. Dadka deeganka oo lahadlay saxaafada ayaa waxay usheegen in laantabuure laga maqlay madaafiic culculis oo ay isweydarsanayaan ciidamada DKMG ah eesoomaaliya iyo xarakada alshabaab. Ciidanka soomaaliya ayaa...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay in qabsashadii degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ay ku timid isbaysi uu sheegay inay ku doonayaan dalalka masiixiyiinta ah inay ku qabsadaan dhulka muslimiinta. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada AMISOM wixii awood ay...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM   Dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa laug wadaa inay maalinta berri ah uu shir uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay uga hadli doonaan wejiga labaad ee howgalka ay Soomaaliya ka wadaan. Waraka ayaa sheeagaya in kulankan lagu dejin doonaa qorshe ciidan oo ka...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maamulka Dagmada Qansax Dheere Ee DKMG ayaa Sheegay in Cutubyo katirsan Ciidamada Dowlada ay Tawabar ugu bilaaween Dagmada Qansax Dheere Ee Gobalka Baay. tababarka ay maamulka dowlada kumeel gaarka ay sheegen in degmadaasi ay uga bilaawen ciidan soomaaliya ay yeelaneyso ayaa waxay ku soo beegmeysa xili maalmahii ugu...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ayaa saakay gaaray magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan, waxaana imaatinka ciidamadaasi oo qabanqaabadeeda saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ay ka socotay magaalada B/Weyne la sheegayaa in saakay si diiran loogu dhoweeyay B/Weyne. Waddooyinka waaweyn ee magaalada B/Weyne...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM Kulan ay yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud kuxigenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley xaalada dalku marayo waqtigan,sida nabad gelyada siyaasada iyo dhaqaalaha,waxaana dood kadib leysku afgartey qodobadan. 1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed isagoo cadeynaya mawqifkiisa...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa xalay waxa dul heehaabaysay diyaarad aan la aqoonsan meesha ay ka timid, taasi oocabsi iyo aragagax ku dhalisay dadwaynaha ku nool magaaladaasi. Sida uu ku soo waramayo weriyahayaga magaalada Ceerigaabo Cali Aadan Daahir,diyaaradaasi ayaa xalay abaaro sagaalkii iyo badhkii habeenimo mar...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee Somaliland ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwaddii u dhaxaysay Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, kuwaasi oo isku haystay sharciyadda awoodaha Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Daahir Rayaale Kaahin. Dacwadan oo Maxkamadda hor-geeyay Guddoomiye Ku xigeenka xisbiga UDUB Md, Axmed Yuusuf Yaasiin,...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ra’iisul wazaare Gaas oo ku sugan dalka turkiga halkas uu kaga qeyb galayo shirka madax dhaqameedyada iyo bulshada rayidka ee ka socda dalka turkiga gaar ahaan caasimada labaad ee istanbuul, halkaas oo uu kula kulmay maanta odayaasha ka qeyb galay shirka isla markaana uu ka soo...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shirkii magalada Istanbul ee dalka Turkiga uga socday Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada rayidka ah ayaa xalay fiidkii la soo gabagabeeyay, waxaana gebagebadii kulanka laga soo saaray qodobo tiro badan oo looga hadlay arrinmo kala duwan, kuwaas oo qaar ka mid ah...