Monday, May 25, 2020
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qeebaha Kala duwan Ee Bulshada Rayid ka ah islamarkaana waxaa lagu qabtay xafiiska ay xisbiga midnima jamhuuriga soomaaliyeed ku leeeyihiin magaalada muqdisho. Xafladdaan Lagu Taageerayay Guddomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Ku Xegeenadiisa...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ciidamada Dowlada KMG oo Garab ka Helayaa Kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom oo gowr-dhaw ka ambabaxay degmada afgooye ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay dagaal ku qaaden ciidamda xaraka al-shabaab ay ku sugnaa wadada isku xerta Degmada afgooye iyo Degmada Balcad. Dagaalkaan dhexmaray gowr-dhaweyd ayaa...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka naga soo gaaraya Gobalada Jubboyinka ayaa waxa ay sheegayaa in ciidamada dowlada TFG-da Oo Garab Ka Helaya kuwa Dalka Kenya In ay Bilaaween Dagaalo Ay Ku Balaarsanayaan Goobaha Ay Kaga Sugan Yihiin Gobalada Jubbooyinka. Sida Ay u sheegayaan Warqabadka Radio Maanta Ila Waredyo Lagu kal soonyahay...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Taliska Ciidamada xooga Dowlada KMG ayaa uga digay Waaxaha Askarta dowladda inay ka Foojignaadaan xadgudubyada ay kula kacayaan shacabka iyo hantidoodaba, inta ay ku guda jiraan howl-laha lagu sugayo amaanka ey dhawaan gacan ku heynteeda la wareegeen Ciidamda Dowlada. "Uma Dulqaadan Doono In La Dhibaateeyo Shacabka...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Allaha u naxariisto waxaa isbitaal ku yaala magaalada gaalkacyo ku geeriyooday gudoomiyihii hore ee ahlu sunna ee goboladda dhexe sheikh cumar sheikh maxamed faarax oo u geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka dagaari ee g/mudug. Sheikha ayaa loo qaaday markii uu dhaawaca soo gaaray isbitaal si xaaladiisa...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Iyadoo la wada ogyahey in soomaaliya ay sanadahan danbe noqotey meelay daneeyaan dawlado farabadan oo danahooda ka arkey kuwaasoo markasta abuura mashaariic iyo shirar aan soomaalida wax faa'iido ah ulaheyn balse cida wada iyo dawlada markaa dilaalka ahi ay ka helaankharash iyo dhaqaale badan.   Hadaba iyadoo ay isoo...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM   Ka dib kulan ay maanta magaalada muqdishu gaar ahaan golaha shacabka ay ku yeesheen qaar ka mida xildhibanada baarlamaanka soomaaliya garabka uu hogaaminayo Madowe Nunow Maxamed ayaa waxay kulankooda ay ka soo saaren qodabo ay ka mid yihiin in ciidamada DKMG ah ee soomaaliya ay sii wadaan...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Reylo Odinga oo ah raiisalwasaaraha dalka kenya ayaa waxa uu ka hadlay qaraxyada maanta ka dhacay xerada dhadhaab ee gobolka waqooyi barri iyo magaalada caasimada u ah dalka kenya kuwaasi oo hada ay isa soo tarayaan qasaarahii ka dhashay. Odinga ayaa waxa uu sheegay in qarax yada maanta...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Xukuumada Somaliland ee madaxda ka yahay madaxweyne Axmed maxamed Maxauud Siilaanyo, ayaa si rasmi ah loogu soo casuumay shirka arrimaha Soomaaliya ee Stanbul, iyadoo Somaliland lagu marti qaaday meeqaam la mid ah kii shirkii London. Sida Jamhuuriya ku heshay xog dhaba oo kasoo baxday wasaarada arrimaha dibadda ee Turkiga, waxa qoraalkaasi lagu...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii magaaladaasi lagu dilay mid ka mid ah Oday dhameeyada caanka ah magaaladaasi, kaas oo markii la dilayey la sheegay inuu ku sii jeeday masaajid ka agdhawaa xaafaddiisa, waxaana dilkiisa ka dambeeyay...