Wednesday, February 19, 2025
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray xarunta magaalada Cadaado, halkaa oo ay ka socto munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Sidoo kale, waxaa munaasabada ka qeybgallaya oo jooga wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo dib-u-hishiisiinta dowladda Soomaaliya  Cabdi Faarax Juxa, madaxweynayaasha dowlad...
Xildhibaanno ka soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Sh. Dhexe oo xiriir la soo sameeyay HOL ayaa si adag uga hadlay qorshaha dowladda Somalia ee Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, iyagoo Dhinaca kalana ka digay in la iska hor-keeno bulshada ku wada-dhaqan Gobolka Hiiraan. C/qaadir Sheekh Xanafi oo tirsan...
                          Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka iyo Dalxiiska oo lagu qabanayo magaalada Masqad ee dalka Cumaan ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka Mr Talb Rufai iyo mas’uuliyiin kale. Shirkan oo ah kii labaad...
Hoobiyeyaal xalay  lagu gamay qeybo ka tirsan Muqdisho ayaan cidi waxba ku noqon. Hoobiyeyaasha ayaa la ganay ayadoo doorashada Soomaaliya ee madaxweynenimada uu waqti yar ka harsan yahay. Doorashada ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo Afisyoone oo ku dhaggan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Aden Abdulle maanta. Wararka qaar ayaa sheegaya...
Warar soo baxaya ayaa sheegyaa in ciidamo xoogga oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya la wareegeen xarunta dowladda hoose ee gobolka Banaadir, kuwaa la sheeegay in ay sugayaan Amniga xarunta. Ciidamada la wareegay Xarunta Gobolka Banaadir ayaa isugu jira Nabadsugid iyo Ciidamada gaarka ah ee dowladda. Arrintan ayaa imaneysa kaddib markii...
Senetarka Garissa, Mudane Yuusuf Xaaji ayaa sheegay in qaqootiga oo qasab lagu celiyo laga yaabo in in badan oo ka tirsan qaxootigaa ay arintaasi ku keento inay ku biiraan Daacish iyo Alshabaab. Wuxuu arintaasi sheegay Isniintii mar meel lacag madraso loogu uruurinaayay u ka hadlay. Wuxuu gaashaanka u daruuray in...
Dalka Imaaraadka Carrabta waxaa shalay oo Jimca aheyd ka bilowday Olole dhaqaale loogu uruurinayay dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha ay daashadeen. Ololahaan ayaa waxaa hogaaminayay Madaxa Golaha sare ee Hay’adda Bisha cas ee dalka Imaraadka Carrabta Sheekh Xamdan Bin Zaayid Aala Nahyan iyo ururada kale ee kheeyriga ah ee ka jira...
Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab waxaa ay ka bilaabeen degaanno ka tirsan Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Weedow Cali Xasan, Guddoomiyaha degmada Bardaale ee gobolka Baay, ayaa warbaahinta u sheegay intii ay ku guda jireen howlgalka in ay dileen dagaalyahanno ka...