Saturday, October 17, 2026
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday "in uu awood" adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas. "Waxaan noo bannaan qaabab badan oo milatari,"...
Hoggaamiyeyaasha ururka dalalka jaamacada Carabta ee ka qeyb qaadanaya shirweynaha Carabta ee kasocda maanta caasimada dalka Mauritania ayaa ballan qaaday isla markaana wacad ku maray in ay ka adkaan doonaan argagaxisonimada. Shirka ayaa waxaa guddoominaaya madaxweynaha Mauritania, Maxamed Ould Abdel Aziiz. Shirkaa ayaa furmay shalay asagoo lagu qabtay teendho weyn...
Xalay ayaa shir si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa magaalada Nairobi ku qabtay isbahaysiga siyaasada ee Amani National Congress (ANC). Isbahaysigaa ayaa waxaa hoggaamiya Musalia Mudavadi oo ah siyaasi reer Kenya ah kana soo jeeda dhanka galbeed ee dalka Kenya. Sidoo kale ayaa waxaa ku xigeen u ah nin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Cabdi Yare...
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in bishan April 29 ay labadda gobol ee Saaxil iyo Awdal ka bilaabi doonaan qaybinta Kaadhadhka diiwaangelinta ee hore loo gallay. Guddida doorashooyinka ayaa xisbiyadda ugu baaqay in wakhtiga la bilaabayo qaybinta kaadhka ee booqanayaan goobaha lagu bixinayo aan laga dhigin qaab olole ama gobolaysi...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka loo doortay horraantii bishii lasoo dhaafay ee Abriil, 2016-ka. Xafladda Caleemo-saarka Geelle, ayaa waaxa ka Qayb-galaya madaxda Gobolka oo uu ka mid yahay; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo...
Maanta Waxaa AAS Qaran loogu Sameeyay Muqdisho, Laba Xildhibaan oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay Weerarkii Hoteelka Ambassador ay ku qaadday Al-shabaab, Waxaana Salaaddii Janaasada uu ka qayb-galay Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaannada Aaska loo sameeyay maanta ayaa waxay kala ahaayeen; Marxuum C/llaahi Jaamac Xuseen iyo Xildhibaan Maxamed...
Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka magaalladda Galgacyo. Ciidamada ayuu ku sheegay in ay yihiin Booliis, kuwaas oo ka kala socda maamullada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale tira ahaan ciidamada ayaa waxaa ay gaarayaan 100 askari...
Magaalada London ayaa lagu waramayaa in Labo Wiil oo Soomaali ah oo xalay fiidkii siyaasabo kala duwan loogu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halka mid kalena lagu dhaawacay. Labada Wiil ayaa waxaa lagu dilay laba xaafad oo ka mid ah xaafadaha ku yaalla London, iyada oo dilkooda loo adeegsaday...
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta kulanoodii ugu horeeyay ku yaalanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah Galmudug. Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa 26-kii bishan lagu mideeyay magaalada Dhuusa-mareeb, kaddib munaasabad halkaasi ka dhacday oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf). Kulanka waxaa shir guddoomin doona Guddoomiyaha...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Wafdiga ayaa waxaa si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya...