Koox hubeysan oo watay gaari ayaa maanta degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ku dhaawacay xeer-ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge).
Dableyda ayaa weerarka ku dilay darawalkii xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Somalia iyadoo Weerarkan uu ka dhacay meel ku...
Dawlada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay cabasho ka gudbiso dawlada Imaaraatka Carabta saldhigga ay ka kireysatay Somaliland dartii.
Dawlada Soomaaliya ayaa cabashadaa oo sharci ah damacsan inay ka gudbiso dawlada UAE maadaama Somaliland uusan ahayn dal la aqoonsan yahay sidaa darteedna ay aaminsan tahay in maamulka Somaliland uusan awood u...
Magaalada Muqdisho waxaa dib u furmay jidad muhiim oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay xirnaa, kaddib markii ay soo baxeen digniinno ka dhan ah Amaanka.
Wadayaasha gadiidka qaarkood ayaa sheegay in ay dib u furmeen jidadkii maalmihii aynu soo dhaafnay xirnaa ee laga celinayay, sida Isgoysyada ku yaalla wadada...
Kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya waxaa lagu magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose.
Cabdi Xaashi Cabdullaahi guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, ayaa guddigaan u xilsaaray weerarkii Bariire, kaddib markii qaar kamid ah xubnaha aqalka sare...
Wasiiradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Somalia, Khadra Bashiir Cali oo Maalmahaan Safar ku Mareysay Mareykanka, ayaa la kullantay Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah ee Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka.
Kulankan oo ahaa mid soo dhaweyn ah isla markaana ay ku kala Warqaadanayeen Wasiirka iyo...
Xildhibaanno tirsan maamulka Hirshabeelle oo maanta ku shiray magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne ku-xigeenka maamulka Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe.
Maxamed Cabdullaahi Digaale oo ka mid ah guddoon ay xalay doorteen xildhibaannadan ayaa sheegay in kulan ay yeesheen sida uu hadalka u dhigay 69 xildhibaan...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay dawooyin loogu tala galay dadkii ku wax yeeloobay Qaraxii 14-tii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejisay dawada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Waxa ay sheegeen in dowladda Imaaraadka Carabta ay kaalin muuqda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay ka qeyb galay xaflad lagu xusayay 15-ka May oo ku beegan aas-aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL.
Xafladdii xalay waxaa ka qeyb-galay golayaasha dowladda, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ururada bulshada rayidka iyo dhallinyaro, waxaana xafladda ay ka dhacday xarunta Aqalka Hoose...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo wafdi xildhibaano ah oo uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wafdiga madaxweynaha socdaalkiisa ku wehlinaya ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka tirsan mudanayaasha gollaha shacabka ee lagu doortay magaalada Jowhar.
Garoonka diyaaradaha Ugaas...
Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka ka keena Kenya ayaa la sheegay inay shil ku gashay maanta Degmada Bardaale oo ka Tirsan Gobolka Bay, iyadoo wararku sheegayaan inay shilka gashay xilli ay cagaaha dhiganaysay Garoonka.
War ay baahisay Wakaaladda Wararka Somalia ee SONNA aya lagu sheegay in diyaaradda ay lasoo...