Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda dastuurka C/Ramaan xoosh Jibriil ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, wuxuuna xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Wasiirka oo socdaalkiisa Garoowe ay ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeeyay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Puntland...
Magaalada Sanca ee Yemen waxaa ka dhacay dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo duqeynta dalkaa ay ka wado dawlada Sacuudiga iyo xulufadeeda.
Kumanaan qof oo mudaaharaadeyaal ah ayaa isugu soo baxay Sanca si ay dareenkooda u muujiyaan inay kasoo horjeedaan duqeynta aan naxariista lahayn ee arxan darrada ah ee...
Waxaa soconaya saacadihii ugu danbeeyay diyaargaroowga doorashada guddoonka baarlamanka Soomaaliya, waxaana xiligan diyaar ku ah xarunta gollaha shacabka howlwadeenada baarlamaanka iyo inta badan warbaahinta Soomaalida oo la filayo in ay soo tabiyaan doorashada.
Doorashada ayaa ah mid xiiso gaar ah leh, waxaana musharaxiinta xilka gudoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya kala taageersan...
Maamulka Soomaaliland ayaa faragalin toos ah ku tilmaamay mooshinka ka dhanka ah saldhiga military ee Imaaraadku qorsheynayo in uu ka sameysto Berbera oo ay wadaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah qorshaha Imaaraadka uu saldhiga military uga sameysanayo...
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka oo maanta ayuu qorshuhu ahaa in uu hortago guddoomayaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id...
Aabaha tagsiile Soomaali ahaa oo dhawaan lagu dilay dalkaasi Australia ayaa waxaa uu dhawaan tacsi u dhigay wiilkiisa oo gacan ka xaq daran ay dishay.
Tagsiilahaa marxuumka ah ee la dilay ayaa wuxuu ka tagsiileyn jiray xaafada Fitzroy oo kutaala magaalada Melbourne ee dalkaasi Australia. Ninkaas tagsiilaha ahaa ayaa la...
Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ay joogeen dad doonayay inay aroos ka qeyb qaataan dalka Turkiga.
Ilaa 30 qof ayaa ugu yaraan ku naf waayay markii qofka naftii halligga ahi isku qarxiyay magaalada Gaziantep ee dhanka koofur-galbeed ee dalkaasi Turkiga. Ciidamada ammaanka ayaa xaqiijiyay in...
Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in laga wareejiyay goobtii la filayay in doorashada Madaxweynaha ka dhacdo oo aheyd Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye, kaddib markii ay cabasho soo gudbiyeen illaa 18 Musharax.
C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlayay cabashada Musharaxiinta ayaa sheegay in la go’aansaday in doorashada ka...
Ugu yaraan Afar qof ayaa ku dhimatay 11 kalana waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari ay saarnaayeen dad rayid ah Miino kula qaraxday deegaanka Madax-waraabe oo u dhow Lafey, kaa oo u dhaxeeya Ceel -waaq iyo Mandera.
Gaarigan ayaa la sheegay in uu ka tagay magaalada Ceel-Waaq isaga oo...
Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa maalintii shalay la wareegay AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ay ciidamadooda kala wareegeen kuwa dowladda federaalka ah Amaanka Xarunta Golaha Shacabka.
Afhayeenka howl-galka Lt Colonel Wilson Rono ayaa warar been abuur ku tilmaamay in ay la wareegeen...


















