Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland,Cismaan C/llaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in munaasinadihii loogu dabaaldegi jiray maalinta madax banaanidda Somaliland ee 18 May la joojiyey abaaraha jira awgeed.
Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in dabaaldegii lagu weynayn jiray 18 may ee dhaqaalaha badan ku bixi jiray sanadkan la joojiyey, isla markaana dhaqaalahaasi...
Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, iyaga oo sheegay in aan si siman canshuurta looga qaadin dhamaan ganacsaada dalka.
Kulan maanta ku yeesheen Ganacsatada gobolka Banaadir ayey uga soo horjeesteen canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo rogay ganacsatada gobolka oo kaliya, waxa ayna...
Golaha abwaannada Somaliland ee Mus-danbeed oo isku dayey inay xaliyaan muranka ka taagan golaha Wakiiladda ayaa sheegay inuu Baashe Maxamed Faarax gudoomiyaha golaha Wakiiladda oo ka mid ah labadda garab ee golaha isku hayaa diiday in arinkoodda la dhexgallo oo wada hadal lagu dhameeyo muranka golaha ka taagan.
golaha Abwaanada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.
Munaasabad lagu qabtay xarunta Aqalka dowladda Hoose, ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, mudanayaal ka kala socday Baarlamaanka, Aqalka sare iyo Golaha Wasiiradda.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka dalka France u qaabilsan Soomaaliya, Antoine SIVAN iyo wafti uu hogaaminiyo.
Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,...
Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Soomaaliya ay kuleeyihiin Laanta-Buuro, Shabellaha Hoose abbaare xalay saqdii dhexe.
Dagaalkaa ayaa qaatay saacado badan sida wararku nagu soo gaarayaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab xeradaa ay labo dhinac ka soo weerareen. Muddo kooban ayay xeradaa la wareegeen dableyda...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wasiirka ayaa sheegay in kulankani oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah maamullada Dalka lagu jeex-jexi doono sidii looga faa’iideysan lahaa...
Maamulka Koonfur-galbeed ayaa soo Gunaanaday Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Cusub ee Federaalka Somalia, Iyadoo tirada guud ee Xubnahaan ay tahay 69 Xildhibaan.
Hadaba, AKHRISO: Magacyada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baydhabo lagu doortay;
Maxamed Sheekh Cusmaan
02. Ibraahim Isaaq Yaroow
03. Fowsiya Maxamed Sheekh
04. Shariif Maxamed Cabdalla
05. Daahir Cabdi...
Howlgal ballaaran oo lagu sugayo guud ahaanba amniga caasimada Muqdisho ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka soconayay qeybo ka mid ah magaalada, gaar ahaan inta lagu guda jiro bisha Ramadaan oo Al-shabaab ay labo jibaaraan weerarada.
Ciidamada gaar ah ee fulinta qorshaha xasilinta caasimada ayaa howlgal ay xalay ka sameeyen...
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday xeryaha qaxootiga ee Dahdhaab kulan ay lahayeen hoggaamiyeyaasha xeryaha Dhadhaab.
Waxaa hoggaamiyeyaashaasi la lahaayeen kulanka masuuliyiinta xafiisyada kala duwan ee dowlada KENYA. Shirkaas ayaa mar kale laga soo saaray baaq ku saabsan inaan qaxootiga dib Soomaaliya loogu celin si qasab ah.
Waxay ku celceliyeen hoggaamiyeyaashaasi...

















