Wednesday, February 19, 2025
Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Israel ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd  200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa. Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar...
  Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dilka labo Askari oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen ciidamada xasilinta caasimada oo goor dhaw lagu dilay Isgoyska Sacna ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in Askartan la dilay oo ku guda jira howlahooda shaqo soo weerareen ciidamo...
  Shirkii labaad ee ay yeeshaan golaha wasiiradda ee Somaliland oo uu shirgudoominayey madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagaga hadlay maamulka hawadda sare ee Soomaaliya la wareegtay. Sidoo kale,  waxa shirkan golaha wasiiradda laga soo saaray go’aammo cusub oo wax laga qabanayo. “Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Somaliland oo uu...
Maamulka Galmudug ayaa taageeray go’aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhanka ah dowladda Qatar, iyaga oo ka soo horjeestay go'aanka xukuumada Soomaaliya ay arintan ka qaadatay. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo warkan lagu cadeeyay ayaa sidoo kale...
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya, ahna Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka ah ee CORD, Raila Odniga ayaa ku baaqay in shacabka Kenya ay u midoobaan sidii loola dagaalami lahaa Al-shabaab. Hadalkaan ayuu Raila Odinga sheegay kaddib markii isaga, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, madaxweyne ku xigeenka William Ruto iyo mas’uuliyiin kale ay booqdeen...
Ciidamada Somaliland ayaa galay Tuulada Balli-cad oo shir uu uga socday mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo; iyadoo aanu wax khasaare ahi ka dhicin. Madaxda maamulka Khaatumo oo uu ka mid yahay madaxweynaha maamulkaas Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa 30-daqiiqo ka hor intii aanay ciidamada Somaliland gelin halkaas ka baxay sida uu HOL...
Guddoomiyaha maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar ayaa iska casilay xilkii hay’adaasi. “ Xilkaas waan iska casilay, sababtunna waxaa ay tahay muddo hadda laga joogo toddoba sannadood ayaan hayay xilkaas ilaa wakhtigaas iyo hadda waxaannu ku jirnay hawl-gal, markaa waxaannu darreensanayn Hay’addan magacowgeeddii kadib, inaan diyaar loo...
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay halka tira kalana ay ku dhaawacmeen Qarax ismiiidaamin ah oo galabta ka dhacay magaalladda Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa waxaa fuliyay nin soo xirtay waxyaabaha qarxa, sida uu sheegay Afhayeenka wasaarada amniga ee dowladda federalka Soomaaliya Axmed Carab. Afhayeenka ayaa xaqiijiyay...
  Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaarrada amniga wixii hadda ka danbeeya lagula xisaabtami doono xadgudubyada lugula kaco xildhibaannada. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in u dhigay in askarta dowladda ay ku xadgudbaan mudanayaasha...
Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman Bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha aduunyada gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sida cadadda ah maalmaha ka horeeya bisha Ramadaan inta badan qoysaska Soomaaliyeed waxaa ay u gallaan diyaar garoow xoog...