Wednesday, February 19, 2025
Madaxweynaha maamul-gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa shalay dib ugu noqday Xaruunta ku meel gaar ka ah ee dowlad gobolleedka Galmudug. Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay howllo shaqo u joogay magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen. Garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ayaa waxaa ku...
Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Rasadaay ee duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM. Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM, ayaa gelinkii dambe ee Isniintii isaga baxay Degaanka Rasadaay, iyadoona ay muddo gaaban kadib la wareegeen Shabaabka. Ciidamada Uganda,...
Arrin ugub ah oo ku  cusub dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ayeey noqotay kaddib markii qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sheegeen in ay arkeen gabal-dhicii shalay wax u eg magaalo dhisan oo dulmareysa degmada. Amiin Cali Makaraan oo ka mid dadka ku dhaqan degmada Jalalaqsi...
 Ciidamada nabad-galyada degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay dad la tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen rey qarax miino oo maalintii shalay lagu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada Jabuuti. Ciidamada oo xalay howlgal sameeyay ayaa soo qab qabtay dad lagu tuhmaayo in ay...
Madaxweynahii Maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimadda Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay. Dhawaan ayaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxaa ay sheegeen in xilkii ay ka qaadeen C/kariin Xuseen Guuleed in kastoo uu diiday xil ka qaadista. Halkaan ka Akhriso
Ugu yaraan Afar ka tirsan ciidanka Somalia ayaa lagu dilay, kaddib Qarax maanta lagula eegtay gaari ay wateen Deegaanka Carbiska oo ku dhow degmada Afgooye oo gobolka Shabeellada Hoose, waxaana ku dhaawacmay saddex Askari oo kale. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa Miino Waddada dhinaceeda lagu Aasay, taasoo si lama...
Madaxweyne Barack H. Obama, ayaa Aqalka Cad ee looga taliyo Mareykanka kula kulmay, Madaxweynaha la doortay ee Xilka kala wareegaya, Donald Trump. Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay oo dhex-mara Trump iyo Obama, iyadoo kulankan uu qayb ka yahay hannaanka uu jagada kula wareegayo madaxweynaha cusub ee Mareykanka. Donald Trump, ayaa...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli ra’iisul wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag u Cambaareeyay Weerarkii ay Al-shabaab Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadday saldhigga ay ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa xoogga dalka Somalia ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. “Waxaan tacsi u dirayaa ehelada ciidamadii lagu dilay weerarkii...
Musharaxiinta u taagan qabashada xil guddoonka baarlamaanka Hirshabeele ayaa xalay khudbado u jeediyay xildhibaanada maamulkaa. Kulan xalay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxay khudbado kaga dhageysteen musharixiinta guddoonka baarlamaanka ee maamulkaa dhismihiisa uu socdo isu soo sharaxay. Kulankaasi ayaa waxaa ka...