Thursday, April 2, 2020
Wararka Soomaaliya       Ka dib kulan ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka Barlamaanka Calooshood ushaqeestayaasha TFG-da uuna shir Guddoominayay Qaa'n Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa lagu ansixiyay R/Wazaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C/Wali Maxamed Cali Gaas. Waxaana kulankaasi ka qeyb galay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Shisheeye...
At least six people are dead and dozens more are injured after a packed train carrying hundreds of passengers derailed and crashed into a station outside paris. The seven-carriage service was about 20 minutes into a three-hours journey to lemoges when it crashed 12 miles south of the capital about...
Saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa sheegay iney baarayaan falal kufsi ah oo mudooyinkii ugu dambeeyey lagu eedeeynayey iney ku kaceen qaar ka mid ah ciidamadooda ka howlgala Somalia. Maalmo ka hor ayaa haweeney Soomaali ah waxay sheegtay in ciidamo Soomaali ah ay xoog ku kaxeeyeen, ka dibna u geeyeen ciidamada AMISOM...
Dukumiinti bishii aanu soo dhaafnay kasoo baxay xarunta QM gaar ahaan golaha ammaanka ayaa aad loogu falanqeeyay arimaha Soomaaliya iyo Eretria gaar ahaana Soomaaliya. Kooxda la socota gaar ahaan arimaha Soomaaliya iyo Eriteria ayaa iyana warqad arintaa kasoo saartay ayadoo ladoonayo in dareenka xubnaha golaha ammaanka lagu soo jeediyo...
Sidii lawada filayay madaxweynaha maamulka Galmudug waxaa loo magacaabay Cabdi Kariim Xuseen Guuleed oo katirsan xisbiga Damul Jadiid ee uu Xasan Gurguurte madaxda ka yahay. Doorashada madaxtinimada waxaa ku loolamay Axmed Macalim Fiqi iyo Guuleed Dhaga Juun balse lacago farabadan oo xildhibaanada lasiiyay ayaa sababtay in Cabdi Kariim Guuleed uu...
Warbaahinta ayaa ku waramaysa in Koonfur Afrika ay si Rasmi ah u billowday Hannaankii ay kaga bixi lahayd ka mid ahaanshaha Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah (ICC). Wararku waxay intaa ku darayaan in Diblamaasiyiinta dalkaasi ku wargeliyeen Qarmada Midoobay tallaabadan ay qaadayaan waxaanay ku eedeeyeen ICC inay ka xagliso dalalka Afrika. Sannadkii...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shirka caalamiga ah ee ku saabsanaa mustaqbalka wadanka Soomaaliya oo ka socday magaalada Standul ee wadanka Turkiga ayaa caawa la soo gabagabeeyay, waxaana shirkaas khudbado kala duwan ka jeediyay madaxda wadamada caalamka ee ka qeyb galay shirkaas oo uu ka mid ahaa Madaxweyne Shariif Sh. Axmed. Gabagabada shirka...
Waxaa weli xiran qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoona la arkaayo Boqolaal dad oo u badan Arday oo lugeynaayo Xaafadaha kadib markii gaadiidka BL-da laga mamnuucay inay adeegsadaan laamiyada iyo wadooyinka caadiga ah. Wadooyinka qaar ayaa waxaa lagu jaray gaadiidka dagaalka gaar ahaan nooca loo yaqaan Cabdi-bilaha,...
Wararka ka imanaya xeryaha Dhadhaab ayaa sheegay in xalay dab xoogan uu ka kacay suuqii ugu weyn ee xeryaha Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Kenya, dabkaasi oo baabi’iyay dhamaan goobihii ganacsiga Suuqa Dhadhaab ee xeryaha qaxootiga. Dabkaan ayaa ka dhashay sida dadka ay sheegeen Koronto, waxaana...
Ugu yaraan 55-ruux, ayaa lagu dilay iska-horimaad dhexmaray ciidamada booliiska Uganda iyo koox doonaysay inay sameysato Jamhuuriyad u gaar ah, sida uu sheegay afhayeenka Booliiska dalka Uganda. Inta badan Qalalaashan, ayaa ka dhacday xafiisyada boqor deegaan oo ku sugan magaalada Kasese ee Galbeedlka Dalka Uganda, halkaasoo la geeyay ciidammo badan...