Sunday, March 29, 2020
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareegto ay soo saartay waxay ku amartay in shaqaalaha dowlada ay hakiyaan imaanshahooda xafiisyadda shaqada, sidoo kalena ay ku shaqeeyaan guryahooda mudo kooban. Warqad ka soo baxday Wasaarada shaqada iyo Arrimaha bulshada Dowlada Federaalka soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowlada ay ku shaqeeyaan...
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay tagi doonaan magaalada muqdisho iyo caasimadaha dowlad gobaleedyada. Madaxweyne Deni ayaa hadalkaan ku sheegay intii lagu guda jiray shirka golaha wasiiradda Puntland ee maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada. ''Waxaan Golaha wasiiradu isla garteen in aniga iyo...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay talaabo ka qaadi doonaan ganacsatada iskudayda inay qaali gareeyaan raashinka si ay uga faa’iidaystaan cabsida laga qabo cudurka Corona Virus. Wasiirka Arrimaha Gudaha Samaliland Maxamed Kaahin oo ay wehelinayaan laamaha amniga ayaa sheegay in dhamaan gudoomiyeyaasha goboladda dalka ay si joogto ah ula socdaan ganacsatada...
Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa si kumeel gaar ah hakisay howlaha waxbarashada muddo labo asbuuc ah oo ka bilaan doonta maalinka Sabtida oo taariikhdu ku beegan tahay 21ka Maarso 2020 kuna eg Jimcaha 3da Abril 2020. Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Axmed Xasan ayaa sheegay in tilaabadaan looga golleeyahay iyadoo la eegayo...
Dowladda Soomaaliya oo la tacaaleysa inuu faafo fayruska sida daran ugu faafaya dunidda ee COVID- 19, ayaa dhintay shaqaalaha dowladda ee xaadiraya xafiisyada. Warqad ka soo baxday wasaaradda Shaqada ayaa lagu sheegay inay xafiisyada tagi doonaan maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin, halka kuwa kalana ay ku shaqeyn doonaan guryahoodda. Shaqaalaha...
Xanuunka Covid-19 ayaa Dunida oo Dhan Saamayn Ku Yeeshay Duulimaadyadii Isaga Gooshi Jiray Caalamka Waxaana Ay Arrintaasi Ka Hir Gashey Garoomada Gudaha Dalka Soomaaliya Intooda Badan oo uu Ugu Horeeyo Garoonka Muqdisho ee Aadan Cadde Airport. Xanuunkan oo La Sheegayo In uu Si Sahlan Ku Faafayo Ayaa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaaliya...
Masjidka Jaamica ee magaalada Nairobi ayaa shaaciyay tallaabooyin uu uga hortagayo faafidda cudurka saf-marka ah ee uu keeno fayraska Corona, kuwaasoo dhaqangeliya maanta oo Talaada ah. Golaha sare ee masaajidka ayaa war qoraal ah ku sheegay in waqti kooban loo oggolaanayo dadka ku cibaadeysta isla markaana la yareyn doono waqtiga...
Maamulka Somaliland ayaa Maanta joojisay duulimaadyada ka imanaya qaar ka mid ah waddamada laga helay cudurka Coronavirus. War-saxaafadeed kasoo baxay guddi Somaliland u xil saartay u diyaargarowga la dagaalanka cudurka Coronavirus ayaa sheegay in la joojiyay muddo afar todobaad ah oo ka bilaabmaysa 19-ka bisha March dhamaan duulimaadyada ka imanaya...
Shirka wadatashiga Puntland oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War-murtiyeed. War-murtiyeedka oo ka koobnaa 11 qodob ayaa waxaa looga hadlay Xaalada amniga Puntland, Midnimimada iyo Siyaasada, horumarka iyo adeega bulshada, xiriirka dowladda federaalka iyo Puntland iyo nidaamka federaalaynta dalka. AKHRISO...
Magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta lagu dilay Saleebaan Axmed shire oo ahaa sarkaal u shaqaynayay waaxda miisaaniyada wasaaradda maaliyada ee Dowladda Puntland. Dabley hubaysan ayaa toogasho ku dilay Saleebaan xili uu ku sugnaa hoteel laga cunteeyo oo ku yaal bartamaha magaaladda Bosaso. Rasaastii ay kooxdu ku fureen...