Thursday, April 9, 2020
Kulan Ay Maaanta Yeesheen Qaar Kamid ah Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Ayaa Soo Dhaweeyey Isfahamka iyo Taanaasulka ay La Yimaadeen Madaxda Galmudug ee Maamulkii Hore iyo Maamulka Dhawaan La Doortey ee uu Hogaamiyo M/weynaha Xilligan Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Kulanka oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Dalladda Isbaheysiga Xisbiyada ahna Gudoomiyaha...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa ku dhaliilay guddiga qaran ee doorashooyinka Soomaaliya inaysan ahayn guddi madax bannaan oo matali kara shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Deni, ayaa tilmaamay guddigaan inay u arkaan guddi katirsan xukuumada Soomaaliya ayna mararka qaarkood ku hadlaan afkii dowladda, iyagoo dhaliilaya dowlad goboleedka. "Waa nasiib darro in aan...
Qaar Kamid ah Boqol Gabdhood oo Hay'adda Wadaniga ah ee HINA ay Tababar Siineysay In Muddo ah ayaa Iska Diiwaan Geliyey Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Sida aad Ka Dheehan karto Muuqaalada. Gabdhan ay HINA Tababarka Siisay ayaa Qaarkood waxaa uu Xisbigu u Qaatey in ay Ka Mid Noqdaan Maamulka Gobolka...
C/rasaaq C/llaahi Waabari Oo Ah gudoomiyaha Xisbiga MIDNIMO QARAN Ayaa Maanta Waxa Uu Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade Waxaana Garoonka ku Soo Dhaweeyay Xisbiyada Siyassada Dalka Ka Diiwaan gashay. Soo Dhaweyntani oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeyb galay Madaxda...
Dood cilmiyeed diirada lagu saarayay xal u helida fatahaada kusoo laalaabtay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kasoo qeyb galayaasha doodaan cilmiyeedka oo ka socday qeybaha bulshada, sida aqoonyahanada, ardayda jaamacadaha iyo maamulka Hirshabelle, ayaa jeediyay aragtiyo kala duwan oo ay u arkayeen in ay...
Xisbiga Midnimo Qaran Ayaa Maanta Qado Sharaf Ugu Sameeyey Inta Badan Axzaabta Haysta Diiwaangelinta Kmg ah Magaalada Muqdisho,Iyadoo Gudoonka Xisbigu Sheegay In Ujeedka Qadadu Ahaa In Xisbiyadu Fursad Usu Helaan Kana Hadlaan U Diyaar Garawga Doorashooyinka 2020-2021 Dalka Ka Dhici Doona iyo Hannaanka Doorasho ee La Qaadan Karo. Madaxda Xisbiyada...
Yuusuf Xasan Mursal oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Amniga Iyo Caddaaladda ayaa Sida Lagu Soo Waramayo Waxaa Gurigiisa Kala Baxey Ciidamo Loo Maleynayo In ay Ka Tirsanyihiin Nabadsugida Soomaaliya. Lama Oga Sabata Ka Danbeysa in Gudoomiye Mursal Gurigiisa Lagala Baxo Iyadoo Aan Sida La Sheegay wax Amar Maxkameed ah Aan Loo...
Xarunta Xisbiga Wadajir ee Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa Ka Dhacey Munaasabad Duco ah Dhalinyaro Kal Hore Ciidamada Dawladda Federalku Ku Xasuuqeen Xarunta Xisbiga ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay Kasoo Qayb Galeen Xildhibaano,Madaxda iyo Xubnaha Xisbiga Wadajir,Madax Kasocotey Xisbiyada Dalka,Oday Dhaqameedyo,Musuuliyiin iyo Qaybaha Bulshadda,ayaa Ugu Horeyn Waxaa Ka Hadley Hogaamiyaha...
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa ku dhawaqay 13 waddan oo Afrikacaan ah oo khatarta weyn ugu jira Fayraska coronavirus. Waddamadan Afrikaanka ah oo qaarkood deris dhow la ah Soomaaliya, ayaa waxay kala yihiin, Algeria, Angola, Ivory Coast, DR Congo, Ethiopia, Ghana, Kenya, Mauritius, South Africa, Tanzania, Uganda, iyo Zambia. Bayaan...
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa gebi ahaanba lagu xiray xafiiskii Gudigga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ay ku lahaayeen Magaalada Garoowe Caasimada Puntland, Dawlada ayaana amartay in aan wax shaqa ah laga waddi karin ilaa amar danbe. Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay...