Sunday, March 29, 2020
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah, Wazaarada Ayaa Arinkaasi Ku Sheegtay si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago...
Wasiirka Maaliyadda XFS  Dr Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa qadka isgaarsiinta (Video Conference) kula shiray masuuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Russia oo ka mid ah Dowladaha Soomaaliya deynta kuleh. Dhinaca Dowladda Ruushka waxaa shirka fadhiyay Wasiir ku-Xigeenka Maaliyadda oo lagu  TIMUR MAKSIMOV waxaa looga hadlay dadaalka dowladda Soomaaliya...
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kula kulmay maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah ganacsatada Gobolka Banaadir. Raysal-wasaaraha ayaa kala hadlay sida la iskaga kaashan karo ka hortagga faafidda cudurka Coronavirus ee sida safmarka ah u saameeyay caalamka. Kulanka ayaa sidoo kale...
Gelinkii danbe ee Galabta Waxaa Magaalada Garoowe shir jaraaid ku qabtay Waftigii ka socday Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan golaha wasiirada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Waftiga ayaa soo saaray 4 qodob oo ay kaga aragti dhiibanyeen shirkii wada-tashigga Puntland ee dhawaan...
Howlgal ciidanka gaarka ah ee xoogga dalka ay ku fuliyeen duleedka deegaanka Janaalle ee gooblka Shabeelaha hoose ayay ku gubeen gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen kooxda Alshabaab, Gaariga xamuulka ah ayaa ciidamadu sheegeen in Alshabaab  ku doonayeen in ay ku soo weeraraan gudaha magaalada Jannaale Ciidanka waxay kaloo sheegeen...
Gelinkii danbe ee xalay waxaa si rasmi ah u dhaqan galay heshiis kama dambays ahaa oo ay wada gaareen Dowladaha dersiaka ah ee Maraykanka iyo Kanada, kaas oo ay xadka ku kala xiranayaan Labada Dal si looga hortago faafintaanka cudurka Carona-Virus. Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Donald Trump iyo Ra’iisulwasaaraha Canada, Justin...
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto ka soo baxday xafiiska waxa uu xil ka qaadis iyo magacaabis kuwa cusub ku sameeyay xubno ka tirsan golaha wasiirada. Wasiirada xilalka laga qaaday waxaa ka mid ah Wasiirkii Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Waxbarashada,biyaha iyo dhalinyarada. Sidoo kale wareegtadan ayaa lagu magacaabay wasiiro...
Tirada dadka u dhintay caabuqa cudurka Coronavirus ayaa gaadhay 10,000 kun oo qof sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO. Cudurka ayaa ku faafay ilaa 160 wadan oo caalamka guud ahaan, waxaa uu ku dhacay dadka badan 240 kun oo qof oo u badan wadamada...
Afar Nin oo lagu helay inay kufsadeen kadibna dileen Gabar ardayad ah magaaladda Delhi ee wadanka Hindiya Sanadkii 2012kii ayaa maanta lagu fuliyay xukun dil ah oo maxkamadi ku xukuntay. Afartan oo nin oo lagu kala magacaabo Akshay Thakur, Vinay Sharma, Pawan Gupta iyo Mukesh Singh ayaa maanta la daldalay. Gabadha...
Ciidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay Shalay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen, markii ay weerar ku qaadeen fariisin ay ku lahaayeen inta u dhexeysa Korisa iyo Bargoni oo ka tirsan Gobol Xeebeedka Lamu. John Elungata, oo ka mid ah mas’uuliyiinta Gobolka Lamu ee Dalka...