Thursday, April 9, 2020
Beesha caalamka ayaa walaac  xoogan ka muujisay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka barlamaanka iyo kuwa golaha deegaanka ee Soomaaliland  iyo sidoo kale caburinta lagu hayo siyaasiyiinta iyo saxaafada. War saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka lagu yidhi," Waxaan si gaar ah uga walaacsanahay go'aanka Guurtida ee muddo kordhinta loogu sameeyay...
Eritrea ayaa  hadda u muuqata in ay soo ceshaneyso xubin-nimadii Urur gobolleedka IGAD,  iyadoo maanta  madaxweyneIsaias Afwerki uu ka soo muuqan doono shirka Ururkan uga furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Shirka ayaa sidoo kala lagu wadaa in lagu ansixiyo si rasmi ah xubin-nimada Eritrea iyadoo dhanka kalana lagu gurfeyn...
Banaan Baxan oo La Filayo in uu Ka Dhaco Gudaha iyo Debedda Dalka Soomaaliya 14ka Bishan aynu ku Jirno ayaa Waxaa Looga Soo Horjeedaa in Wadahadal Laga Galo Badda Soomaaliya Taas oo Dalka Kenya Muran Gelisey Biyaha Soomaaliya ee Xuduudka Labada Dal,Waxeyna Dadka Soomaaliyeed Meel Kasta oo ay Joogaan...
Iyadoo maanta ay ka qeyb galayeen dooda dalsan xubnaha kala ah xildh.prof.Dalxa iyo gud.kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed Cali Max'd Nuux Timajilic ayey waxey ka dhiibteen aragtiyo kala duwan golaha wasiirada cusub ee 25ka ka kooban,5 wasiiro dawle iyo 25 wasiir kuxigeen. Gud.kuxigeenka xmjs ahna kusimaha gudomiyaha xmjs ayaa sheegey...
Waxaa markii ugu horeysay Somaliland laga sameeyay urur daryeela xayawaanka ay dadku manaafacaadsadaa Waxaana sameeyay ururkaasi oo ah mid samafal koox aqoonyahanno oo is xilqaamay Iyagona Ay Sheegeen In Ay Dhibaatooyin Haatan Heysato Xaywaanaadka Ay Ka Raaxeesandoonaan. Cali Xasan Xirsi Oo Ah Gudoomiyaha ururkaasi ayaa sheegay in sameynta ururka...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in caqabad dhanka dhaqaaalaha uu soo wajahay shirka odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ka socda, isla makaasna uu qarka u saaranyahay inuu shirkaasi burbur iyo fashil ku dhamaado haddii aan loo helin dhaqaale lagu fangareeyo. Wasiirka arrimaha gudaha...
 Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeryootay shil gaari oo ka dhacay magaalladda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in 7 ruux ay ku dhaawacmeen shilka, kuwaas oo hadda lagu daweynayo magaalladda Garoowe. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegayaa in qaarkood xaaladdooda ay aad u liidato. Shilka ayaa yimid kadib markii...
Webiga Shabeelle ayaa biyo badan soo fatahay ayadoo roobabkii xilligaan la filaayay ay si wanaagsan uga hooreen nawaaxiga Jawhar. Dadka ku dhaqan nawaaxiga Jawhar ayaa haatan ka cabsi qaba in fatahaada webi Shabeelle ay sii kororto maadaama roobabku weli da'ayaan. Durba waxaa fatahaaduhu barakiciyeen dad badan oo dagganaa deegaanada BaarreyGumbi, Bayaxow,...
Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay tirada golihii wasiirada ugu balaarnaa qaarada Africa oo gaaraya  110 wasiir. Madaxweynaha ayaa magacaabay 56 wasiir, 50 wasiir ku-xigeen iyo 4 wasiir madaxtooyo oo isku geynta tirada gollaha wasiirada dalkaas ka dhigeysa 110 wasiir, waana xukuumadii ugu ballaarneyd marka la eego guud ahaanba...
Wafdi uu hugaaminayo m/weyne xasan sheekh maxamuud ayaa ka amba baxey magaalada muqdisho,iyagoo kusii jeeda dalka beljemka magaalada brucels si ay uga qeyb galaan shir halkaa ka furmi doona bishan lix iyo tobankeeda. Madaxweynaha iyo wufuudda uu horkacayo ayaan aheyn kuwo miisaanka beelaha ku fadhiya balse u muuqda kuwo hal...