Thursday, April 2, 2020
Weerar ka dhacay dekedda Boosaaso ayaa lagu soo warramaya in lugu dhaawacay madaxa u qaabilsan dekedda Boosaaso shirkadda P&O Ports ,Paul Anthony Fermosa. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarka,iyadoo sarkaal la hadlay Warbaahinta Qaar kamid ah uu sheegay weerarka inuu fuliyay Nin ku hubaysan bastoolad oo isku soo...
Hugaamiyihii ugu horeeyey ee south afrikada madaw nelson mandella ayaa lagu soo waramayaa in uu goor dhaw ku geeryoodey guri uu kunoolaan jirey oo ku yaal capetown. Nelsan mandella ayaa in dhawaalaba la xanuunsanaa xanuun kaga dhacey sambabada,kaas oo dhawr jeer qaliin lagu sameeyey,isla markaana ahaa nin da'diisu kor u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay H.E. Joseph Nkurunziza,Safiirka cusub ee Burundi isla markaana yiri “Burundi waa wallaalo noo huray dhiigooda si Somalia nabad u noqoto.” H.E. Joseph Nkurunziza, Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa...
Mintidiinta Al Shabaab ayaa sheegtay in weerar saf ballaaran ah ay ku qaadeen Deegaanka Qooqaani oo hoostaga Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Shabaab waxay sheegteen inay Dagaal ku galeen fariisin Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kenya ay ku leeyihiin Deegaanka Qooqaani. Dadka Deegaanka ayaa sheegay inay maqleen jugta madaafiicda iyo rasaas...
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama - ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Hiroshima ee wadanka Japan, iyadoo Obama uu noqonayaa madaxweynihii u Horreeyay oo Mareykan ah oo booqda Goobtii ugu horreysay Caalamka ee lagu duqeeyay hubka Atoomiga, taasoo kalaafatay nolasha dad lagu qiyaasay 140,000 oo qof. Barack Obama ayaa ubax dhigaya...
Barlamaanka cusub ee dawlad goboleedka puntland ayaa doortey gudoomiye iyo labo gudoomiye ku xigeen,barlamaanka puntland oo ka kooban 64 xubnood ayaa ah kuwo cusub oo bedelay kuwii hore u joogey,iyadoo ay jiraan tiro yar oo kusoo laabatey kursiga barlamaanka. Waxaana gudoomiyaha barlamaanka puntland loo doortey nin hore usoo noqdey wasiirka...
Xildhibaan C/laahi Axmed Xuseen Coonka oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya shalayna ka bad-baaday Qarax loogu xiray gaari uu lahaa qeybo kamid ah Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Laamaha ammaanka iyo Xukuumada inay wax badan ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso  ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Ganacsatada kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka, caqabadaha ku xeeran ganacsiga iyo qorsheyaasha ku aaddan qaabeynta iyo horumarinta fursadaha ganacsi ee...
  Guddiga doorashooyinka DRC Congo ayaa shaaciyay in ay dib u dhigeen Shaacinta Natiijadda doorashadii dhawaan ka dhacay dalkaasi. Iyada oo ay isa soo tarayaan baaqyada lagu doonayo in lagu shaaciyo natiijada doorashadii madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo ka dhacday, ayaa saraakiishu sheegeen in aan maanta oo Axad ah lagu dhawaaqayn. Gudoomiyaha...
Taliyaha Saldhiga Magaaladda Cadaado Cumar Xuseen Muumin, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadda Nabadsugida ay gacanta kusoo dhigeen laba ruux oo lagu tuhmayo in ay Qoorta ka gooyeen, gabar yar oo 7-jir ah. “ Ciidamadda Booliiska iyo Nabadsugid, ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labada ruux, waxaana ku wadnaa...