Thursday, April 9, 2020
Waraka Soomaaliya Dowrada Diiniga ah ee manta loosoo gabagabeeyay Nabadoonada Baay & Bakool ayaa waxay muddo ka badan hal bil ka socotay deegaanka Daynuunaay ee hoostaga Degmada Baydhaba. Xaflad si heersare ah loosoo agaasimay oo lagu soo afmeerayay dowrada ayaa gelinkii hore maanta ka dhacday deegaanka Daynuunaay waxaana kasoo qayb galay...
Wararka Soomaaliya     Dooradaan oo Socotay Mudo Ka Badan Bil ayaa loo soo gabagabeyay Odayaasha Dhaqanka Walaayada BAy Iyo Bakool Waxaana Gabagabadii Dooradaasi Maanta ka Hadlay Shiikh muqtaar Robow Cali Abuu Mansuur Oo Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Mujaahidiinta Al-shabaab Waxa Uuna Halkaasi Ka Jeediyay Hadalo Qiiro Leh oo Soo...
Wararka Soomaaliya Shalay Ay Aheed Markii Madaxweyne shariifka Soomaaliya Iyo Wafdi Oo Uu Hogaaminayo Ay Gaareen Magaalada Jabuti Si Ay Kaga Qeyb galaan Munaasabad Lagu Weyneynayo Faransiiska Haysto Jabuuti Xalay Ayay Munaasabadaasi Waxa ay Ka Dhacday Magaalada Jabuuti Ee Xarunta Dalkaasi Jabuuti Waxaana Ka Qeybgalay Xuno Oo Uu KA Midyahay Madaxweynaha...
Wararka Soomaaliya Munaasabad Ka Dhacday Degmada Afmadow Ayaa Maanta Waxaa Hub Farabadan Ay Ku wareejiyeen Ganacsatada Degmadaasi Wilaayada Jubooyinka Hubkaani ayaa waxa ay Isugu Jireen Qoryaha Fudud Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Rasaas Aad U Farabadan Oo Ay Ganacsatada Ay Ugu Talagaleen Difaacida Diinta Allaah Waxaana Sheegeen Ganacsadata Oo Munaasabadaasi Ka Hadlay...
Waraka Soomaaliya Boqolaal Odayaal Ah Oo Sheegay In ay Diyaar U Yihiin Difaaca Dalka Iyo Diinta Ayaa Maanta Dhoola Tus Ku Soo Bandhigay Degmada Baardheere Ee Gobolka Geo Odayaashan Ayaa waxa ay ku Dhawaqayeen ALLAAHU AKBAR WAxaana Dhoola Tuskaasi Ka Qeybgalay Masuuliyiinn KA Tirsan Walaayada Gedo Kuwaasoo Sheegay In Ay...
Wararka Soomaaliya Shalay ayay aheed Markii Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Uu Sheegay In Uu Cafis U Fidiyay Shisheeye Lagu Xukumay In ka badan 15Sano Oo Xarag ah Xukunkeedana Ay Riday Maxkamada Gobolka Banaadir Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Dalka Soo Galyeen Lacago Sharci Daro ah LAguna Qbtay Garoonka muqdisho Shisheeyahan ayaa...
  Wararka Soomaaliya Xaafiiska Ingiriska uqabilsan Soomaliya aya soodaweyey magacaabiista raiisalwasaraha cusub ee DKMG Soomaliya Mr.Cabdiweli taariqdu markay aheyd 23/6/2011. Doowlada UK waxay aad ugufileysa magacaabista iyo ansixiinta gollaha wasiiraha, sii ay ufuliyaan sxaqadha federalka iyo sidhi loogu gudiblaxa dowlad feederalka. Waxa muxiim ah iin lexeshiyo, lawadhatashadho, sii lobadalo howlagalka xaiadaxa...
Wararka Soomaaliya   Cali Maxamed Nuux (Timo Jilac) oo ah gudoomiya ku xigeenka xisbiga Jamhuuriga Soomaaliyeed oo maanta war fidiyeenada shir jaraaid ugu qabtay Magaalad Muqdisho ayaa ka hadlay todobaadka xoriyada oo maalmahaan ay u dabaal dagayeen inta taageersan gumeystaha Mudane Timo Jilac ayaa ku sheegay shirkiisa jaraaid in Soomaaliya gumeysi ay...
Warark Soomaaliya Maanta oo ah 26-ka June oo ku asteysan 51 guuradii la sheegay in Soomaaliya xurnimo ay qaadatay ayaa maanta oon joogno 26ka june Sanadda 2011-ka ma Xurnimo ayay Soomaaliya heysataa ama Gumeysi ayay ku jirtaa? Magaalada Muqdisho aynu joogno waxaa ku sugan Gumeystaha la sheegayo in laga xureeyay Soomaaliya...
Wararka Soomaaliya Wariye Jamaal Maxamed Cusmaan oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed kuwaada ka shaqeeya warbaahinta Caalamiga ah aya soo bandhigay illaa 3 barnaamij uu kaga hadlay xaalada dalka soomaaliya waxaana barnaamijyadaasi kamid ahaa Barnaamij uu kaga hadlay abaaraha saameeyey soomaaliya iyo barnaamij uu kaga hadlay xaalada adag ee kushaqeeyaan Darawalada...