Monday, March 30, 2020
Wararka Soomaaliya   Cali Maxamed Nuux (Timo Jilac) oo ah gudoomiya ku xigeenka xisbiga Jamhuuriga Soomaaliyeed oo maanta war fidiyeenada shir jaraaid ugu qabtay Magaalad Muqdisho ayaa ka hadlay todobaadka xoriyada oo maalmahaan ay u dabaal dagayeen inta taageersan gumeystaha Mudane Timo Jilac ayaa ku sheegay shirkiisa jaraaid in Soomaaliya gumeysi ay...
Warark Soomaaliya Maanta oo ah 26-ka June oo ku asteysan 51 guuradii la sheegay in Soomaaliya xurnimo ay qaadatay ayaa maanta oon joogno 26ka june Sanadda 2011-ka ma Xurnimo ayay Soomaaliya heysataa ama Gumeysi ayay ku jirtaa? Magaalada Muqdisho aynu joogno waxaa ku sugan Gumeystaha la sheegayo in laga xureeyay Soomaaliya...
Wararka Soomaaliya Wariye Jamaal Maxamed Cusmaan oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed kuwaada ka shaqeeya warbaahinta Caalamiga ah aya soo bandhigay illaa 3 barnaamij uu kaga hadlay xaalada dalka soomaaliya waxaana barnaamijyadaasi kamid ahaa Barnaamij uu kaga hadlay abaaraha saameeyey soomaaliya iyo barnaamij uu kaga hadlay xaalada adag ee kushaqeeyaan Darawalada...
Warark Soomaaliya wariyayaal katirsan Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom oo ka qeebgaleen Munaasabada 26-ka June lagu xusayeyn ayaa soo sheegaya in halkaasi lagu soo weeraray Madaafiic aaad u xoogan oo qal-qal galisay ka qeyb galayaashii Munaasaba 26-ka June oo ku asteysan 51 guuradii ka soo wareegatay marka la sheegay in...
Wararka Soomaaliya cutubyo katirsan mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday degmada garbahaayey ee xarunta Gobolka Gedo wararka ka imaanaya duleedka degmada Garbahaarey ayaa sheegaya i halkaasi dagaal culus uu ku dhexmaray Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada TFG-da oo ay kaabayaan ciidamada dowlada cadowga ah ee itoobiya Sh. C/casiis abuu muscab oo ah...
Wararka Soomaaliya Wafdigaan uu hogaaminayo Sh, Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo socdaal ku maraya gobolada Bay iyo Bakool ayaa maanta booqday xerooyin dad dhibaateysan ay dagan yihiin ayaa deeq ay ku deeqeen Mujaahidiinta Al Shabaab iyo dad Muslimiin ah gaarsiiay dadkaasi dhibaateysan ee ku jira xerooyinkii maanta uu...
Wararka Soomaaliya Maleeshiyaadkaan oo u shaqeynayay PIS-ta Puntland ayaa lagu arkay inta u dhaxeysa Magaalada Boosaaso iyo xerada Carmo iyaogoona xilligaasi Gowracnaa waxaana labadaani askari ay wateen tuutaha PIS-ta Puntland Ilo Wareedyo ayaa u xaqiijiya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in labadaasi askari ee qoortooda la jaray ay ka tirsanaayeen sir...
Wararka Soomaaliya C/kaafi oo ah xog-hayaha TFG-da ee gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Hay'adaha caawiya TFG-da in ay yihiiin kuwa Basaasiin ah isla markaana wax caawinaad ah ayna siinin dad dhibaateysan ee ku sugan goobaha yar ee TFG-da gacan ay ku heyso C/kaafi Cusmaan Hilowle ayaa si kulul ugu eedeeyay Hay'adahaasi...
Wararka Soomaaliya Xildhibaanadaan oo ah calooshood u shaqeystayaal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho waxayna ku dhawaaqeen in la bixi doonaan 4000 kun oo maleeshiyaad ah kana soo jeeda beesha Mareexaan Xildhibaan Bood oo u hadlay xildhibaanada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Muqdisho kulanka ku yeeshay ayaa sheegay hadii...
Wararka Soomaaliya Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu qabtay wariyeyaal lagu kala magacaabo Cali Qumeyni oo la sheegay in uu u shaqeeyo idaacada ku hadasha afka Dowladaha Ugandha iyo Burundi ee Barkulan iyo Kaamiro man lagu magacaabo C/yare isagana la sheegay in uu la...