Saturday, December 3, 2022

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Rag hubaysan ayaa toogasho ku dilay nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, sida laga soo xigtay saraakiisha. Dilkan oo loo adeegsaday bastoolad ayaa xalay ka dhacay mid ka mid ah xaafadaha ugu mashqulka badan magaalada Boosaaso, sida ay goobjoogayaal sheegeen.Wararka ayaa inta ku...
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay deegaan ku dhaw degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM. Qoraal lagu daabacay bogga Twitter –ka ee taliska Africom ayaa lagu yiri’’ Labo sanadood ka hor ka hor Al-Shabaab ay heysatay xornimo dhinaca dhaqdhaqaaqa...
Askari katirsan ciidanka Hirshabeelle oo ka howl galayay isbaaro sharci darro ah oo kutaal degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qof shacab ah oo darawal ah u dilay lacag lagu sheegay toban kun oo shilin Soomaali ah. Falkaan oo dhacay saakay waaberigii ayaa yimid markii darawalka oo watay gaari...
Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in John Brennan uu kala qeybin iyo fowdo ka dhex abuurayey maamulkiisa. Saraakiil hore ayaa iyagana waxa ku socda in talaabadan oo kale laga...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beele ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka siiyay horumarka Dowladda ka gaartay dib u habeynta iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda dalka. “Sharaf ayay ii tahay inaan warbixin kooban ka siiyo Madaxweynaha Soomaaliya MD Maxamed...
-Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka. Ra'iisal wasaare Sharm'arke, ayaa sheegay in wax walba u socdaan siddii loogu tallagalay, islamarkaana uu rajo wanaagsan ka qabo in doorashada waqtigeeda ku dhacdo. Cumar C/rashiid...
Khamiis, May 10, 2018 (HOL) -Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta dhexe maamulka hawada Soomaaliya, ayadoo raysul wasaaruhu ku kuurgalayay howlaha shaqo ee xaruntani. Raysul wasaaraha dalka iyo xubnihii la socday waxaa xarunta maamulka hawada oo ku taal garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiirka wasaaradda...
Diyaarad ay saarnaayeen in ka badan 90 qof ayaa waxyar un kadib markii ay kacday ku dhacday dalka Kazakhstan, ayada oo ay ku dhinteen 12 qof, halka in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Guddiga Duulista Rayidka ah ee Kazakhstan ayaa bayaan uu soo saaray...
Wasaarrada dekeddaha iyo gadiidka Badda ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray xiligii bad xirinka, iyadoo dhinaca kalana u digtay ganasatada iyo Maraakiibta isticmaasha dekedda. Ganacsatada Soomaaliyeed ayeey uga digtay wasaarrada in ay isticmaalaan Maraakiibta iyo Doonyaha yar yar, si aysan nafsadooda iyo hantidoodaba halis u gelin. Maxamed Cismaan Cali...
Koox Hubeysan ayaa Galabta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho agagaarka Daawada ku dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Daadirkeey oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya Ee NISA . Goobjoogeyaal ayaa Warsom.com U sheegay in Dilka ay geysteen Rag Bastoolado watay,Iyagoona dilka ka dib meesha...