Saturday, April 20, 2024

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimo badan oo la xariira safarka madaxweynaha dowladda Fedaraalka, dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo go'aankiisa siyaasadeed. Madaxweyne Jeyte ayaa sheegay in Maxaas uu maanta tagi doono madaxweyne...
Xiriirkii Internet –ka deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa dib u soo noqday, gaar ahaan magaalada Jigjiga sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka. Qof ka mid ah dadka degan magaalada Jigjiga ayaa u sheegay wakaallada wararka China Xinhua in galab-nimadii Jimcaha shalay dib loo helay adeegii Internetka guud ahaa dhulka...
Wasaaradda Cadaaladda dowladda federaalka ayaa ku wareejisay Ra’isul Wasaare k/xigeenka dalka hindise sharciyeedka la dagaalanka musuq-maasuqa, kaasi oo la qorsheeyay in la horgeeyo gollaha xukuumadda maalinta beri ah. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa u mahad celiyay madaxda iyo shaqaalaha Wasaarada Cadaalada, maadaama ay wakhti badan galiyeen sidii...
Dowladda Soomaaliya ayaa u diiday diyaaradda Ethiopian airline in ay duulimaad aan la qorshayn oo aan fasax loo haysan ay kusoo gasho hawada Soomaaliya. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Soomaaliya ay si kooban u hakisay dhammaan duullimaadyadii diyaaradda Ethiopian airline ee soo galayey Soomaaliya Arbacada maanta ah, si ay xoogga...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada. Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dib u dhaca  gabagabada doorashada Soomaaliya ay horseedayso xasilooni darro siyaasadeed oo khatar...
Saddex dhallinyaro ah oo katirsanaa kooxda Alshabaab ayaa iskusoo dhiibay ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka ee NISA ee ku sugan degmada Xuddur ee gobolka Bakool. Cabdillaahi Macalin Ibraahim oo katirsan dhallinyarada isisoo dhiibtay, oo la hadlay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in lagu qalday in waxbarasho la siinayo, kaddibna lagu tashkiiliyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag, kuwaas oo shalay Muqdisho tagay. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo ilaalin...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada Booliska, iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow. Kulankan, ayaa looga hadlay howlaha Ammaanka...
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la mahdin oo ka dhex billaabata Israa’iil iyo Falastiiniyiinta. Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga...
Qaar kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Sool ayaa ku baaqay in madaxweynaha Somaliland lala xisaabtamo oo maxkamad lagusoo taago dhibaatada ka socota magaalada Laascaanood. Xildhibaanadan oo katirsan barlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland inuu ciidamadiisa ku amray inay xasuuq ka geystaan magaalada Laascaanood. Xildhibaan Cabdullaahi Rooble oo kamid ah...