Monday, January 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

                        Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Maxjarka Xanaanada Xoolaha ee Jubba kaasoo laga hir-galiyay duleedka magaalada Kismaayo. Wasiirka Xanaannada Xoolaha Jubbaland Mudane Maxamed Nuur Buule, maamulka Maxjarka Odayaal dhaqan iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa kasoo qayb...
                      Isbaheysiga mucaaradka ee uu hogaamiyo raysul wasaarihii hore ee dalka Maleysiya Mahathir Mohamed ayaa ku guuleystay aqlabiyadda baarlamanka, guul la yaab leh oo kusoo idlaatay in laga adkaado isbaheysiga xisbiga talada dalkaasi hayay mudo 60 sano ah. Mucaaradka ayaa ku guuleysatay 113 kursi, halka Xisbiga BN uu ka helay 79...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in horumar ballaaran laga gaaray Dagaalka lagula jiro Al-shabaab, wuxuuna xusay in Ciidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM ay Al-shabaab kaga guuleysteen Dagaallada ay kula jiraan. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dagaalka ay ku jiraan uusan ahayn mid keliya, laakiinse ay jiraan aagag kale...
Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii koowaad doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo ah doorasho aad u adag. Wareegga koowaad ayaa waxaa codadka ugu badan hellay xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudey oo helay 111 cod iyo Faarax Cabdulqaadir oo helay 94 cod. Musharixiinta ayaa codadka sidan u kala hellay : Xildhibaan C/wali Sheekh...
Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada, toban maalmood uun kaddib amrkii uu xukunka dalka kala wareegay Jacob Zuma. Wasiirkii hore ee maaliyadda Nhlanhla Nene oo kal hore uu xilka ka qaaday madaxweyne Jacob Zuma ayaa hadda mar kale xilkaasi loo soo magacaabay. Dhawr...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah,...
War ka soo baxay taliska militariga Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay baarayaan wararka ku saabsan in dad shacab ah lagu dilay weerar ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya. Taliska AFRICOM ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ka qeyb galeen howlgal ay ciidamada Soomaaliya hoggaaminayeen oo lagu kala dhantaalay shabakad Al-Shabaab...
Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono. Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad. Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Jimco ah cod u qaadi doona  in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran mudo ka badan sodon sano. Xubnahaan oo ka kooban 15 xubnood ayaa lagu wadaa in Maanta ay cod u qaadan labo qaraar oo la sheegay iney soo diyaarisay...
Maamulka gobolka Nugaal ayaa ka dalbaday musharrixiinta ka qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee magaalada Garoowe ka dhacaysa bilowga sannadka 2019-ka inay dhimaan gaadiidka iyo ilaalada la socota. Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu'jir) ayaa ka sheegay munaasabad lagu qabtay Garoowe in ilaalada kala duwan iyo gaadiidka ciidanka ee musharrixiinta ay wax...