The Secretary General of the East African Community (EAC) announced that the final arrangements are underway for Somalia to be part of the EAC region.
Dr. Peter Muthuki said that a report from experts that established the status of the country and the conditions for approval, submitted their latest report...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Aadan ayaanan kamid ahayn liiska afar musharrax oo isku diiwaan galiyay doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika. Sida aan xogta ku helayno, waxaa la sheegay inay...
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa xilalkoodii kula wareegay Wasiiraddii dhawaan uu magaacabay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.
Munaasabaddan ayaa dhaarta xubnaha cusub ee golaha Wasiirrada ku biiraya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Labadiisa ku xigeen iyo...
Suuqa xaafada Islii ee Nairobi Kenya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in mar kale dib loo furo kadib saddex maalmood oo shaqo joojin ah oo dukaanleydu ku dhaqaaqeen.
Maalmihii lasoo dhaafay ee 3da ahaa ee shaly Jimcihii ugu dambeysay ayaa suuqu xirnaa gaar ahaan dukaamada kadib markii ay dukaanleydu cabasho...
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka dhacdo doorashada guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ayaa maanta hortagi doona xildhibaannada waxaana mid walba oo ka mid ah uu rajeynayaa in uu codka kasoonida...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Larry Edward André Jr u magacaabay in uu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.
Safiirka cusub ayaa badali doona Donald Yamamoto oo dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Donald Trump u magacaawday safiirka Soomaaliya.
Safiirkan cusub Andre ayaa ka mid ahaa diblomaasiyiin sar sare uu madaxweyne...
The security adviser to the president of the federal government of Somalia, Hussein Sheikh Ali, has revealed that the Somali army has received heavy weapons and aircraft that will be used to fight the Al-Shabaab group.
Hassan Sheikh, the President's Security Adviser, who gave an interview to the Somali language...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Xasan Cali Khayre ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo booliis ah oo kamid ah 3,000 oo askari oo loogu tala galay fulinta qorshaha sugidda amniga caasimadda dalka.
Ciidamada tababarka loo soo...
Dowladda Iran ayaa hadashay gantaalo aargoosi ah iyo duqeymo diyaaradeed oo ka dhan ah Israa'iil, si ay uga jawaabaan weerarkii Israel ee kowdii Abriil ee ka dhanka ahaa xarumaha diblomaasiyadeed ee Iran ay ku lahayd caasimadda Dimishiq ee Suuriya.
Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa ayaa bayaan ay soo saareen...
Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka howlgallada ka dhanka ah burcadbadeedda ee xeebaha Soomaaliya, xilli ay muddo kooban ka harsan tahay waajibaadka howlgalka la dagaalanka burcad badeedda.
Bishii hore, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay u codeeyeen in dhammaan howlgallada ciidamada badda ee caalamiga ah lagu kordhiyo saddex...