Thursday, May 14, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kumanaan qof oo Shacabka Marooko ah, ayaa dibad-baxyo ka dhigaya dhawr magaalo oo dalka ku yaalla, kaddib markii Gaari nooca xamuulka ahi uu jiidhay oo nin kalluunka iibiya oo doonayay in uu Kalluunka kala soo dego gaariga oo ay booliisku qabteen. Muxsin Fikri wuxu ku dhintay magaalada Al-Xusayma eek u...
Waxaa goor dhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirkii madaxda dowlad gobolleedyada dalka. Kulanka oo noqonaya kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha amniga, siyaasadda federaaleynta iyo arrimo kale. Akhriso war-murtiyeedka :   warsom2011@gmail.com
Sarkaal Soomaali ah ayaa sheegay in ciidamada caalamiga ah ee ilaalada badda toogasho ku dileen Labo burcad badeed ah halka mid kalana ay dhaawaceen Sabtidii shalay. Axmed Cabdullaahi oo ka mid ah xoogagga la dagaalanka burcad badeeda ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in labada ruux ee la toogtay ka...
Dowladda Turkiga ayaa si adag u beenisay eedeymo lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in Ankara ay faragelin ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya isla markaana cadaadis ku saareyso mucaaradka si ay u taageerto dhinac siyaasadeed gaar ah. Bayaan kasoo baxay waaxda xiriirka iyo warfaafinta madaxtooyada Turkiga ayaa lagu sheegay in...
Xiisad Colaadeed ayaa ka bidhaamaysa Barriga Gobolka Sool kadib markii ciidamo Puntlan ka socda la keenay degaano aanay horay u joogi jirin oo ka tirsan degmada Taleex. Ciidankan ayaa la sheegay in ay ka hortegayaan doorashada madaxnimada Somaliland. Xidhiidh aan la samaynay degaano badan oo ka tirsan degmada Taleex ayaa waxa...
A US lawmaker has revealed a plan by the administration of Joe Biden to use the current chaos in the crypto industry to hinder its development in the country. The fortunes of several crypto companies have been on the downside for months as many government organizations are launching attacks...
Xukuumadda Turkiga ayaa si rasmi ah goor-dhaw ugu dhawaaqday in lasoo afjaray Afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay, iyadoo hawl-gallo la sameeyay lagu Qab-qabtay Kumannaan sarkaal oo ka tirsan Millateriga dalkaas. Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Af-gabigaan uu ku lug lahaa wadaadka Musaafuriska ku maqan ee...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiiid Cali Sharm'arke ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay dib u soo guryo noqdaan, kaddib markii maalintii shalay la kala qaaday ciidammadii isku hor fadhiyay agagga dagaalka. “Waxaa ku wargalineynaa dadkii ka barakacay dagaalladii halkan ka barakacay...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ku gacanseyray go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku soo afjaray kiiskii Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xeer Ilaalinta oo ahaa fal dambiyeed qiyaano Qaran dumis. Xeer ilaaliyaha oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in...
Ciidamada Nabad sugida, Booliiska Haramcad iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan si wadajir ah uga sameeyay maanta deegaano oo hoostaga degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa si wadajir ah howlgalka uga fuliyay tuulooyin dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Jilib Marko...