The Somali Council of Ministers has approved the implementation of the agreement reached by the National Consultative Council. This agreement is the implementation of the country's election process.
The Prime Minister of Somalia has instructed his cabinet to quickly prepare the laws to enforce this agreement.
The Cabinet of Ministers of...
Madaxweynihii hore ee somaliya maxamed cabdulaahi Farmaajo oo madaxweynaha soomaliland muuse Biixi Cabdi u sameyey Arin lama Filaan ah & Xasan shiikh Fariin uu udirey Qabiilada Tabanaya.
https://youtu.be/FIWOPguPi3c
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, ayaa hambalyo ku-aadan 57-guuradii ka soo wareegatay, markii la aas-aasay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya u diray ciidamada Qalabka sida.
12 April, ayaa loo dabaaldegaa munaasabada xuska ciidanka, waxaana xaflado lagu xusayo ciidanka lagu qabtaa magaallooyinka dalka Soomaaliya.
“12 April oo ku began...
The Russian government has forgiven Somalia $684 million in debt after an agreement was signed by Somalia's finance minister, Bihi Cige, and Russia's deputy finance minister.
This move is said to accelerate Somalia's efforts to reach the point of completing debt forgiveness on time.
Russia was one of the countries that...
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay xisbiga oo ku beegan 6-da Agosto, iyadoo xaflad arintaasi ku saabsan lagu qabtay xarunta xisbiga ee magaalada Muqdisho,maamul goboleedyada dalka iyo qeybo badan oo ka tirsan caalamka.
Munaasabadan maanta lagu maamusayey xuska...
Magaalada Hargeysa ayaa waaxa lagu soo bandhigay Buug cusub oo ka hadlaya suugaantii Abwaanka weyn ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) kaas oo loo bixiyey Bad macaan.
Daah-furka buugga Bad Macaan oo lagu qabtay hotel Maansoor, ayaa waxaa kasoo qayb-galay madaxweyne ku xigeeenka Somailand C/raxmaan Saylici, guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse...
The Minister of Commerce of the Federal Government of Somalia, MP Jibril Abdirashid Haji Abdi, has clearly stated that every job opportunity that comes out of his ministry will be used by his relatives.
The minister of commerce said this before a committee of parliamentarians went to his office to...
A spokesman for the rebels who recently entered the Gacan-Libah mountain in the Sahil region of Somaliland, said that the war was triggered after President Bihi used force against the opposition.
The spokesman of the opposition, Ahmed Ali Haybe, who gave an interview to Bakayle Media, said that the president...
The Prime Minister of the Somali government, Hamse Abdi Bare, said that the country will not tolerate an individual or a group that he described as wanting to be listened to and fulfill their interests.
Prime Minister Hamse said, Somalia is tired of being singled out for a particular group....
Xasan Cali Khayre, ayaa loo magacaabay Raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxaa uu kusoo nolol-qaatay dalka dibadiisa gaar ahaan dalalka Norway iyo Ingiriis-ka.
Waxaana uu heysta dhalashada dalka Norway.
Raisalwasaaraha cusub, waxaa uu kasoo shaqeeyay, samafalka, cilmibaarista iyo ganacsiga.
Taariiqdiisa:-
Xasan Cali Khayre, waxaa uu ku dhashay dalka Soomaaliya sanadkii 1967-dii. Waxaa uu waxbarashadiisa...


















