Sunday, June 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad. ‘’Ra’iisal wasaare...
Wali mey saldhiggan oo waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo horjeeda ee ku kala aragti duwan mooshinka laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Golihii Wasiirradda ugu badnaa ayaa mar kaliya ka soo dhax muuqday kulan maalintii shalay hotelka SYL...
Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya Birhanu Jula oo la hadlaayay Wakaalada wararka ee dowladda dalka Itoobiya ayaa sheegay inuu sugayo amarka madaxda ka sareeysa, si markale ciidamada dowladda dagaal ugu qaadaan gobolka Tigraay ee Waqooyiga dalka Itoobiya. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay diyaar garoobeen waxay kaliya aay...
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ugu horreysay muddo 30 sano ah si daahfuran u bixiso shatiyo kalluumeysi oo la siinayo iskaashatooyin ka soo jeedo dalka Shiinaha. Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda, Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa maanta saxiixi doonaa shatiyadaasi oo la siin doono iskaashatada COFA ee dalka...
Kaalmadaan Raashinka ah - oo ka koobnayd; Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid, ayaa la Gaarsiiyay Dadkii Dhawaan ku Barakacay Fatahaaddii ku Dhufatay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaybinta Raashinkaan, Waxaa Goob-joog ka ahaa Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya, Dayib Dubad Rooble, Wasiirro ka socday Dowladda Federaalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil...
Reports from Ethiopia state that heavy fighting between the FANO Front in Ammara and the Ethiopian Military Forces is going on in the Ammara region of Ethiopia. The fighting that started in the past few days, it is being reported that the Fano Rebellion has taken over areas in the...
Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga billowday Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, iyadoo Shacabku ugu dareereen Qaadashada kaadhka codeynta. Mas'uuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran iyo madaxweynaha ayaa iyaguna ka mid ahaa dadkii qaatay kaadhka codeynta, kuwas oo dhamaantood soo dhoweeyey bilowga magaaladda Hargeysa  ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Madaxweynaha iyo Wasiiro la socday, ayaa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada nabad-sugida maamulka gobolleedka Galmudug gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Saraakiisha ciidamada nabad-sugida ayaa sheegay in gaariga lagu qabtay inta u dhaxeysa Caabudwaaq iyo deegaanka Xanan-buure. Warar ayaa sidoo kale intaa ku darraya in gaariga...
Soomaaliya ayaa heshay taageero milatari oo culus kadib markii Turkiga, Masar iyo Serbia ay u direen hub iyo qalab ciidan oo casri ah, taasoo sare u qaadaysa awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, xilli ay wajahayaan culaysyo amni iyo diblomaasiyadeed oo isa soo taraya. Saraakiil sare oo ka tirsan militariga Soomaaliya...
Shirkan oo Maalintii Labaad Ka Socda Magaalo Xeebeedka Jubaland ee Kismaayo ayaa Waxaa ku Kulansan Gudiyada Dib U eegista Dastuurka ee Labada Gole iyo Gudiyada Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Jubaland Waxaana La Filayaa In ay Kasoo Baxaan Qodobo Wax Ku Ool ah. Qodobo Kamid ah Dastuurka KMG ah oo...