Sunday, June 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

                        Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay sedex nin oo ku eedeysnaa in ay magaalada Kismaayo ka geysteen dilal. G/dhexe Sheekh Max’uud Isxaaq oo kamid ah garsooreyaasha Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Jubbaland oo warbaahinta la hadlay kohor inta aan xukunka la...
Wararka ka imanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qaar ka mid ah macalimiinta ka howlgala deegaanka bilaabeen in ay halkaa isaga cararaan kaddib markii ay soo bateen weerarada Al-shabaab. Guddi ka mid ah guddiyadda Macalimiinta dalka Kenya ayaa sheegay in ay bilaabeen in ay Macalimiinta kasoo saaraan gobolka...
Dadweynaha Somaliland ayaa saaka u dareeray gudashadda salaaddii Ciidal Adxa, waxaana dadweynuhu iskugu soo baxeen garoomada waaweyn ee ku yaalla magaalooyinkoodda. Dadweynuhu markiii ay ka soo dareereen labadda ragcadood ee salaadda Ciidda ayaa hal mar waxa camirmay wadooyinkii iyo hoteeladdii la iskuguu yimaado, waxaanu qof waliba ku soo labistay dhar...
Siyaasiyiin ah oo la magac-baxay isbaheysiga isbadal sameynta Soomaaliyeed oo shir jaraa'id ku qabtay Beledweyne oo ay shalay soo gaareen, ayaa siweyn u dhaliilay dowladda federaalka Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xassan Sheekh Max'uud. Bayaanka isbaheysiga kasoo baxay, ayaa waxaa Warbaahinta u akhriyay C/qaadir Barnaamij oo ka mid ahaa...
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah gadiidkii olalaha doorashada madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee xisbiga Jubilee oo todobaad ka hor la sheegay in laga qafaashay gobolka Waqooyi Bari Kenya. Al-shabaab ayaa gaarigan oo ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha olalaha doorashada xisbiga tallada haya ee dalka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Somaliya Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa shalay xarunta ICAO ee magaalada Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u dhashay dalka Nijeria, waxaana  ka wada hadleen sidii dardar loo galin laha soo dhameystirka qalabka hagidda diyaaradaha ee loo iibinayo Soomaliya. Qalabkaasi waxaa...
Sida ay baahisay Warbaahinta dowladda Itoobiya, dagaallo adag oo ay dawladdu kula jirtay kooxda TPLF, ayaa waxay dowladdu sheegtay inay la wareegtay magaalooyin waawayn oo istiraatiji ah. Meelaha lagala wareegay kooxda TPLF ayaa waxaa kamid ah magaalada Gashane oo ah magaalo istiraatiji ah, sida uu sheegay Wasiiru dawlaha Warfaafinta ee...
Xiisad Colaadeed, ayaa la sheegayaa in weli ay ka taagan tahay deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud oo ay shalay ku dagaallameen ciidammo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljaamaca. Wararka ayaa sheegaya in weli ciidamadii dagaalladu shalay dhexmareen ay weli isku-hor-fadhiyaan deegaankaas oo qiyaastii 25-km u jira Degmada Cadaado oo...
Wasaarradda Waxbarashada dalka Jabuuti ayaa war ay soo saartay markii ugu horeysay ku amartay dhamaanba ardeyda wax ka barata Iskuulada kala duwan ee dalkaas Jabuuti in ay xirtaan Dareeys gaar ah marka y tagayaan dugsiyada. Laga soo bilaabo sanadkii 1977kii uu ay dowladda Jabuuti xornimadeeda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska ilaa...
Booliska dalka Spain ayaa ayaa baadi-goob xooggan ugu jira qofka looga shakisan yahay inuu qaaday weerrarkii Barcelona. Dad ka badan 10 qof ayaa ku dhintay weerarka halka ku dhowaad 100 kalena ay ku dhaawacmeen, sida dowladda ay sheegtay. Waxaa uu boolisku baadigoobayaa nin lagu magacaabo Yoonis Abuu Yacquub, kaas oo ay...