Wednesday, December 4, 2024

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Daawo: Falaqeyn la xiriirta Safarka M/weyne Xasan Sh uu ku tegey Dalka 🇪🇷 https://youtu.be/BnwSwaRBTWM  
Buugga (Daryel-Bulsho ) Waa Buug Kuu Soo Bandhigaya Habka ugu Sahlan ee qofka lagu Daawayn karo isaga oo isbitaal ama daawa qaadanin (cilmunafsiga) Waa Daryeelka Nafta Bini'adamka Hagaajinta & Dhamaan waxyaabaha laxiriira qofku in uu ku noolaado , Nolol dagan oo farxad leh . Mustaqbalka in uu ku kalsoonaado Qofku. Dhinaca kale Waa Kahortaga...
Madaxweyne K/xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa ka hadlay damaca muddo kordhinta ee Madaxda sare Puntland maadaama ay u harsan tahay bilo kooban. Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in Doorashada socota ku egtahay golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland. “Dadka leh madaxda sare waxbaa u qarsoon waxaan leenahay war...
DARYEEL-BULSHO Waa Buugg Ku Saabsan Cilmi-nafsiga (psychology). Wuxuu Mid Mid Kuugu Qaadaa-Dhigi Doonaa, Fahamka Aasaasiga ah ee Cilmi-Nafsiga & Hababka Loola tacaalo. Buuggu Wuxuu Ku Dhiiragelinayaa Akhristaha inuu Raaco Talooyin iyo Tusaalooyin Cad-Cad, Kuwaas oo Laga Soo Uruuriyay Sheekooyin La Xiriira Dabeecadaha iyo Astaamaha Lagu Garto Xanuunadda Qaarkood iyo Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loola Tacaalo, Waa Qisooyin Dhab ah...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkan ka Aqriso Magacyada Musharaxinta Rasmiga ah. Sheekh Shariif Sheekh Axmed 2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. 3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali. 4.  Maxamuud Maxamed Culusow. 5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. 6....
Waxaa Beryahan Soo ifbaxayey Cabashooyin iyo Qaylo Dhaan ka Imaneysay Dadka Danyarta iyo Masaakiinta aan Awooda Ciidan iyo Hub laheyn iyagoo ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Dhulal ay Fac ka Fac Lahaayeen oo Degenaayeen iyadoo looga Dhacayo Warqado Been abuur ah oo ay ku Sheeganayaan Milkiyad,hadii la yiraa...
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in xaaladda hadda jirta ay tahay mid aan la aqbali Karin. Hadalka madaxweynaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera, ayaa kusoo aaday, iyadoo warbaahinta lagu qoray in wasiirka arrimaha dibadda ee Israaiil Eli Cohen uu ka shaqeynayo sidii uu caadi u noqon...
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada kursiga Hop-176 ee Deegaan Doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed, kaas oo kamid ahaa kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka. Kursiga Hop#176 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay kana geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud Boorow, hayeeshee ugu dambeyn...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo waxaa lagu lafo-guri doona qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed. Shirkan waxaa ka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo Ururka Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku xiray shuruudo lagula heshiiyo Alshabaab, sharuudahaas oo uusan madaxweynuhu ku sheegin wareysiga uu bixiyay. Xasan Sheikh waxa uu xusay in dadka...