Sunday, November 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn (NAM) oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee dunidu wajahayo, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga...
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa gaadhay magaalada Zalambessa oo ku taalla xuduudda Itoobiya iyo Eriteriya, taas oo hore gacanta ugu jirtay xoogagga fallaagada Tigrayga, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo in labada dal uu mar kale dhex maro dagaal. Sida ay wakaaladda wararka ee Reuters werisay Talaadadii, 13-kii Oktoobar 2026,...
Josep Borrell Fontelles oo ah madaxweyne ku xigeenka ahna u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha dibadda iyo siyaasadda, ayaa kulan qadka taleefoonka ah la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii wax looga qaban lahaa xiisadaha ka taagan gobolka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo la...
Khubarada ammaanka  ayaa ka digaya in xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya ay halis ku tahay xasiloonida gobolka Geeska Afrika, islamarkaasna ay fursad u abuurayso  Al Shabaab. “Soomaaliya, oo ah dal markii horeba hubku ku badnaa, waxaa hadda laga dareemayaa in hub badan la soo dejinayo iyada...
Buugan waa Book Asbuucle ah oo Todobaaskiiba Mar Soo Baxa wuxuu kulminayaa Murashaxiinta Madaxweyne ee Sanadka 2026 Sidoo kale Ururada Siyaasada Doorashada Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir ka Qeyb galay iyo Sidoo kale Shirkado ganacsi ee Hadii Rabto in aad ku Soo biirto waa Lagu soo Dhaweynayaa Hawl aad ku...
Golaha Wasiirrada Maamulka Waqooyi Bari iyo maamulka gobolka Sool ayaa sheegay in xaaladda degmada Adhi-Caddeeye ay deggan tahay, kadib markii maanta halkaasi lagu aasay in ka badan 20 qof oo ku naf waayay dagaal beeleed shalay ka dhacay deegaanka. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ciidamada maamulku ay si buuxda ula wareegeen...
Warsaxafadadeed kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee maalmahan hakadka ku jiray in madaxda dib isugu soo laaban doonaan 26-ka bishaan Oktobar. Warka kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa sidoo kale lagu sheegay in madaxda...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000, taasoo lagu taageerayo dadaallada gurmad ee lagu wajahayo abaarta ba’an ee ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya. Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib kulan uu Guddoomiyuhu la yeeshay wasiirro...
Dowladda Maraykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay ay muddo hal sano ah oo dheeraad ah ku soo afjarto taageerada saadka ee ay siiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM, iyadoo mustaqbalka taageerada howlgalka uu weli mugdi ku jiro. Sida ay Reuters sheegtay, muddada kala-guurka ayaa bilaabanaysa Jannaayo 2027, taas oo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii gogoshada wadatashiga qaran ee afartii cisho ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho kaa uu isniintii lasoo dhaafay furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka qeyb galay madaxda Dowladda, Siyaasiyiin, Ururada Siyaasadda ee ka diiwan gashan Guddiga Doorashooyinka. Shirkaan waxaa laga...