Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya ayaa maanta Axmed Shide u doortay Guddoomiyaha Golaha, isagoo noqday Soomaali-kii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaanka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya.
Doorashada Axmed Shide ayaa ka dhacday kalfadhigii ugu horreeyay ee Baarlamaanka 7-aad ee Itoobiya, xilli dalka uu galay marxalad siyaasadeed oo cusub kadib...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland ayaa si rasmi ah uga hortimid korodh ku yimid qiimaha roodhida oo ay dhawaan ku dhawaaqeen xubno sheegtay inay metelaan “Ururka Warshadaha roodhida” ee Somaliland.
Wasaaradda ayaa sheegtay in ururkaasi aanu ka diiwaangashnayn Wasaaradda, isla markaana aanu lahayn shakhsiyad qaanuuni ah oo u oggolaanaysa inuu...
Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiday in Ciidamada Itoobiya ay qeyb ka noqday dhoolatus tababar militery ah oo ka dhici raba dhowaan xeebaha Soomaaliya, waxaana jirta in Dowladda Itoobiya ay si weyn u daneeneyso inay ka qeyb gasho tababarkaasi.
Intii uu socday shir dhowaan lagu qabtay magaalada Addis Ababa...
Qarax looga shakisan yahay inuu ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa haleelay gaari ay lahaayeen booliska Kenya, xilli uu marayay waddada isku xirta Saretho iyo Dadaab ee gobolka Garissa, halkaas oo ay ka taagan yihiin walaacyo amni.
Taliyihii booliska ee saldhigga Xagardheere iyo darawalkiisii ayaa ku dhintay qarax miino oo...
Dhibanayaasha iyo qoysaska kasoo jeeda UK ee ay waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Al-Shabaab ee 2-dii August ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen dad ku dhow 40 qof, ayna ku dhaawacmeen in ka badan 200 oo qof, ayaa dalbanaya in magdhow la siiyo.
Xafiiska Arrimaha Dibedda,...
Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca Soomaaliyeed.
Agaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay deeqaha waxbarasho inay qeyb ka yihiin mashaariicda dowladda Federaalka ay...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale Madaxda Qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadda ayaa Hadalkan ku tilmaamey Mid Gef ku...
Wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani.
Bayle oo dhawaan ka laabtay aragtidiisii 'Soomaali Wayn', oo Somaliland dib ugu soo laabtay kadib sannado badan oo uu wasiir ka ahaa dowlada Soomaaliya iyo siyaasiyiin kale...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadada maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo uu uga qaybgalayo munaasabadda tacsi ee loo sameeyay geerida Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al-Thaani.
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Xamad ku...
Mareykanka ayaa mar kale dib u shaacisay abaalmarin lacageed oo dhan $5 milyan oo lagu bixinayo ciddii keenta xog horseedi karta in la helo Khadra Ciise, oo sidoo kale loo yaqaan Umm Qaqa al-Somali, taas oo Mareykanku ku tilmaamay madaxa macallimiinta shareecada ee kooxda ISIS.
Barnaamijka Rewards for Justice ayaa...


















