Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Shilkan ayaa yimid kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah oo kasoo baxay dekada weyn ee Muqdisho uu ku dhacay Mooto Bajaaj mareysay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka ka dhici doona qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada dalka, oo ay ka mid yihiin Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.
War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashooyin isku xiran lagu...
Markab Shidaal Siday Laga Leeyahay Dalka Pakistaan oo Lagu Afduubtay Xeebaha Puntland ee Soomaaliya.
Burcad-badeedda Soomaalida ayaa afduubtay markab shidaal sida, iyagoo la wareegay shaqaalihii saarnaa, oo ay ku jiraan 11 badmaax oo u dhashay dalka Pakistan, arrintaas oo dib u soo nooleysay walaaca laga qabo amniga badda ee gobolka.
Sida ay sheegayaan ilo dhinaca maraakiibta ah, markabka oo lagu magacaabo “Owner 25” ayaa...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan aan laga qaban karin doorasho aan heshiis siyaasadeed iyo is-afgarad laga gaarin, isagoo digniin u diray cid kasta oo isku dayda inay doorasho ka qabato deegaanada gobolka.
Dabageed ayaa sheegay in hannaanka doorashada Hirshabeelle uu u baahan yahay wada-tashi...
Guddiga gurmadka qaran ee qaraxii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa shalay deeq lacageed gaarsiiyay qoysaska dadkoodii ku dhinteen weerarki kooxda Al-shabaab ka geysatay xeebta Liido 2-dii bishaan Agoosto.
Lacag dhan $2000 oo dollar ayaa guddigu uu gudoon siiyay qoyskiiba 36 ruux oo ka socday ehalada dadkii ku dhintay weerarkii...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay gudaha magaalada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhacay maqaaxi lagu shaaho oo ku taala bartamaha magaalada, taasoo ay fariisan jireyn dad u badan askar iyo macawiisleey.
Hal ruux ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto Maamul Goboleedyada gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.
Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu saarayay hoos u dhigista kharashaadka nolosha ee dadka Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa dhowr jeer si gaar ah u bartilmaameedsaday muhaajiriinta Soomaaliyeed ee Minnesota, kadib warar sheegayay...
Dowladda Sacuudiga ayaa Soomaaliya u qoondeysay 11,500 oo boos oo Xajka ah, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u gutaan waajibaadka Xajka sannadka 2027, kaddib heshiis ay kala saxiixdeen labada dowladood.
Heshiiska ayaa magaalada Jeddah ku kala saxiixday Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, iyo Wasiirka Xajka iyo...
Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf hareeyay Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo u dhaxeeya sadaxda masuul ee Wasaaraddaas oo kala ah Wasiirka, wasiir ku xigeenka iyo Wasiiru dowlaha, kuwaas oo isku khilaafsan maamulista wasaaradda Qorsheynta.
Khilaafka iyo is qabqabsiga u dhaxeeya masuuliyiinta oo la tilmaamay inuu mudo si hoose u soo...


















