Sunday, June 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka ka dhici doona qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada dalka, oo ay ka mid yihiin Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed. War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashooyin isku xiran lagu...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka yeesheen Miisaaniyadda oo ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada. Kulanka Baarlamaanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Ibraahim Muudey ayaa waxaa soo xaadirtay 164 Xildhibaan. Dood Xildhibaanada ka yeesheen Miisaaniyaddan oo dhowaan...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo adkeeyo marin biyoodka Badda Cas. Madaxweyne Al siisi ayaa arintaan ku micneeyay iyadoo la tixgelineyo in marin biyoodkaan uu muhiim u yahay amniga gobolka iyo kan...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa raggan wuxuu ku soo eedeeyay dambiyada kala ah kamid noqoshada ururo hubeysan oo lid ku ah...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Ayuub Cismaan Sheekh Aadan Isxaaq oo lagu helay kamid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab. Ayuub Cismaan 24 sanno jiray ku dhashay ee deegaanka Janaale ee  Sh/Hoose ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada, gaar ahaan bambada, sida...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Macalin Maxamuud ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii saakay ka dhacay Masagawaa iyo howlgalo kale oo ka dhacay meelo ka mid ah gobolada dalka. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ugu horeyn faahfaahin ka bixiyay weerar aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku tilmaamtay maalin taariikhi ah oo uu dalka soo gaaray markabka Turkiga ee Oruc Reis, si uu u bilaabo xog uruurintii ugu horreysay abid ee shidaal baarista Soomaaliya. Dowladda ayaa aaminsan in mashruucan uu keenayo rajo cusub oo kor u qaadi doonta awoodda dhaqaale ee Soomaaliya.Cilmi...
Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahayd ganacsiga sharci darrada ee hubka, sida lagu sheegay barnaamij uu tebiyay telefishinka dowladda ee ETV. Waxaa xabsiga la dhigay madaxii hore ee shirkadda Metec Janaraal Gen Kinfe Dagnew oo isku dayay inuu u xabsado...
Kaddib toddobaadyo isku dhac ah Sudan waxaa ay sheegtay in ay gabi ahaanba gacanta ku dhigtay dhamaanba dhulkii ay horey uga heysatay Itoobiya kuwaa oo ku yaala xudduuda labada dal ay wadaagaan. Dhulkan ay sheegtay Sudan in ay qabsatay ayaa waxaa deggenaa muddo dheerna ku noolaa beerley Itoobiyaan ah. Itoobiya oo...
Iyadoo ay sii kordhayaan weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayaan gobolka Shabeellaha Hoose, ayuu sheegay maamulka Koonfur Galbeed in Amniga gobolka loo tababarayo ciidamo gaaraya 2, 500 oo Askari. Afhayeenka madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma) ayaa sheegay in gobolka loo qorsheeyay ciidamo gaaraya 2,500 hadana uu socdo abaabul ku aadan...